Guddiga Doorashada Ee Degmada Berbera Ee Gobalka Saaxil Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Heer Degmo Iyo Siday Ururadu U Kala Heleen

0
677

berberaBerbera(Geeska)-Guddiga doorashada ee degmada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil, ayaa shalay ku dhawaaqay natiijada doorashadii deegaanka ee ka dhacday degmada Berbera.

Gudoomiyaha guddiga doorashada ee Degmada Berbera Cali Xuseen ayaa akhriyey natiijada la kala helay, waxaana kuraasida ugu badan ee degmada Berbera hantiyay xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, waxaanay natijadaasi u dhignayd sidan:

Ururka Umada oo helay 2139 cod oo u dhiganta 1 xildhibaan oo ah Maxamed Cali Xaji Axmed.

Xisbiga Ucid oo helay  10929 cod oo u dhiganta 5 xildhibaan oo