Warar Golaha Guurtida Oo La Filayo Inay Maalmahan Wakiilada U Sameeyaan Muddo Kordhintii 6aad By Samiir - November 16, 2019 0 190 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha guurtida u soo gudbiyay dalab uu ku weydiisanayo inay muddo kordhin u sameeyaan golaha wakiilada.