Gobalka HAWD oo Liqday gobalkii Togdheer

6
708

Burco(Geeska)-Xulka gobalka Hawd ayaa ciyaar wanaag iyo goolal badan ku caraabiyay gobalka Togdheer, ka dib markii ay maanta iskaga horyimaadeen mid ka mid ah ciyaaraha gobalada ee ka socda Burco.

u_51755d_2011-12-4-1-5-53f_VVVVVVVVVVVVVVVVVVVV

Gobalka HAWD, ayaa haafkii hore keensaday laba gool, iyadoo Togdheer aanay keensan wax goolal ah, haafkii dambe ee ciyaarta ayaa gobalka Hawd uu haddana keensaday laba gool oo kale, laakiin gobalka Togdheer ayaa daqiiqadihii u dambeeyay keensaday hal gool, waxaanay ciyaartii ku dhammaaday 4-gool oo uu HAWD keensaday iyo togdheer oo heshay hal gool, sidaas ayaanu gobalka HAWD ugu baxay wareega labaad ee tartanka gobalada iyadoo Togdheerna uu hadhay.

Comments are closed.