Fursad Shaqo Oo Ka Bannaan Shirkadda Socdaalka Ee Badbaado

0
610

Shirkada Socdaalka iyo  iyo Alaabooyinka  ee Badbaado Wax aka bannaan fursad shaqo oo ah maareeye guud.

Shuruudaha shaqada

1 . Waa inuu haystaa shahaado jaamacadeed  oo ah Business administration degree iyo wixii ka badan

2 . waa inuu leeyahay khibrad 3 sano ah iyo wixii ka badan

3 . Da’da: 27 sano iyo wixii ka wayn

4 . 3 bilood oo tijaabo ah.

5 . Damiinul maal

6 . wakhtiga shaqada: Full time

7 . Luuqadda: waa inuu ku hadli karaa luuqadda English ta, qorina karaa

8 . Waa inaanu lahayn wax balwad ah

9 .Waa inuu leeyahay khibrad  Computer

10 . Time schedule  waa inuu leeyahay dhamaystiran.

11 . Waa inuu haystaa Somaliland ID iyo warqad danbi la aana.

CV yada waxa lagu soo hagaajinaya

Xafiiska Guud ee shirkadda  oo  ku yaalla

istaanka berbera Dhismaha Kaalinta Cumar Xaashi..

Deadline: 28/12/2021