“ Faalku Ima Qabto Oo Waligay Wayso La’aan Kumaan Bixin”

0
153

Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Wareebe ayaa dhalinyarada Somaliland ugu mahadnaqay inay qaranka la difaacayaan, waxaanu sheegay in uu sheegay run ku saabsan dalka Jabuuti.

Guddoomiye Faysal Cali Wareebe ayaa sidan ka sheegay xaflad qalin jabin ah oo uu Hargeysa kaga qaybgalay, waxaanu isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi   “ Waxaan jeclahay inaan hanbalyeeyo dhalinyarada shacbiga reer Somaliland oo doraad oo aan dawladan aan jaarka nahay aan yara taabtay oo runta yara sheegay aad iigu hiiliyay, marka hore difaaca qaranka waan ku kaliyaystay ayaan odhan jiraye waxaan helay mujtamac badan oo ii hiiliyay, waxa dhexdeena ah waa inaan hoos u dhignaa oo difaaca qaranka ku midownaa. “                                                                                                                                  Guddoomiye Faysal ayaa si kooban u sheegay in aanu salaad la’aan bixin”  Falku ima qabto oo waligay wayso la’aan kumaan bixin.”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.