Ergo Ganacsato Ah Oo Bilaabay Dhexdhexaadinta Madaxweyne Biixi Iyo Mucaaradka Iyo Mucaaradka Oo Shuruud Ku Xidhay In Wada Hadal Furmo

0
903

 

 

Hargeysa(Geeska)-Ergo isugu jirta ganacsatada Somaliland ayaa bilaabay dedaalo ay isugu soo dhawaynayaan Madaxweyne Biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaradka, waxaanay bilaabeen kulamo kala duwan oo ay la yeesheen dhinacyada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here