Ergadii Dhexdhexaadinta Oo Bilaabay Hawlahoodii Iyo Madaxweyne Biixi Oo Ay Maanta La Balansanyihiin

0
930

Hargeysa(Geeska)-Ergadii dhexdhexaadinta xiisada siyaasadeed ee Somaliland ka taagan ayaa bilaabay hawlgalkooda dhexdhexaadinta, ka dib markii ay ku guulaysteen soo daynta siyaasiyiintii ka xidhnaa xisbiga Waddani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here