Dugsiyada ELM Schools Waxa Ay Hambalyeynayaan Bisha Ramadaan Iyo Maalinta Qarannimada Somaliland

32
2968

Waalidiinta, maamulka, macallimiinta, ardayda iyo hawlwadeennada kala duwan ee dugsiyada ELM Schools waxa ay guud ahaan umadda Somaliland uga hambalyeynayaan xuska maalinta qarannimmada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18ka May 2018.

Waxa kale oo ay uga hambalyeynayaan bilowga bisha barakaysan ee soon, oo curashadeeda la sugayo maalinta berri ee Khamiista ah.

Waxa aanu Alle ka baryaynaa in umadda Somaliland iyo guud ahaan dunida muslimku ay cibaadada bisha barakaysan ee Ramadaan ku dhammaystaan Cibaado suuban, barwaaqo, badhaadhe iyo nabad.

 

***

 

The parents teachers anda students of Elm school wish all you all a happy 18th May celebration and a Ramadhan Kar?m.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here