Doorka Ay Hay’adda Alla Maktuum Ka Qaadato Horumarinta Waxbarashada Dalka

0
759

Picture5Heyada Alla Maktuum waa heyad kheyriya oo caalamiya. Xafiiska guud ee hayada wuxuu ku yaala Dowlada isku tagga imaaraadka carbta Dubai. Heyada waxaa aasaasey Sh/ xamdaan binu Raashid Alla- maktuum oo ah ku xigeenka xaakimka  Dubey iyo wasiirka maaliyada dowlada imaaraadka carabta.

Heyadu waxa ay ku leedahay 22 xafiis Qaarada Afrika. Waxay maamushaa 40 iskuul oo sare iyo laba kuliyadood oo jaamacado ah intaa waxa U dheer dadaalada kala duwan ee dhanka gargaarka dadka baahaan xagga caafimaadka iyo xaaladaha deg deg ah sida abaaraha. Heyadu waxay xarumo laga barto islaamka ku leedahay Ireland , mexico, Australia .

  Heyadu  waxay gudataa  howlaheeda dhamman Daafaha caalamka iyada oon kala saarin dadka ku dhaqan somaliland hayb , diin iyo aqoon:-

Xafiiska hay’adda Alla Maktuum ee Somaliland wuxuu u mahadcelinayaa guud ahaan shacabka Somaliland, waxaanu si gaar ah ugu mahadnaqayaa wasiirada waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aden iyo wasiirka qorshaynta Dr. Sacad cali Shire, oo ah laba wasaaradood oo ay hay’adda wada shaqayn leeyihiin.

Doorka waxbarashada

Waxabarashada:-

Heyada waxay ka bilowday Hawlaheeda waxbaraho Somaliland2002 – 2003 Xiligaas oo ayin fadhiisteen ardaydii uga horaysay imtixaanka shahaadiga ee wadanka suudaan .

Tirakoobka ardeyda

Heyadu waxa sameysey tirakoob ku saabsan ardeyda wax ka barata jaamcadaha caalamka iyo dalkaba waxaa ka mid ah ardeydaa 80 dhameystey shahaadada mastarka

Waxaa intas dheer in ardayga Dr:Guuleed C/kariim Ka dhigtay dalka  Canada Shahada Degree ,master iyo PhD oo ku takhususay X-ray (dufcadii 2003) .

Jadwalkan ayaa mujinaya tirakoobka arday.

Sanad ducsiyeedka

Form one

Form two

Form three

Total

Inamo

Hablo

Inamo

Hablo

Inamo

Hablo

2002/2003

96

53

56

32

84

49

370

2003/2004

106

53

104

61

102

27

453

2004/2005

109

62

129

55

141

24

520

2005/2006

99

59

127

57

117

65

524

2006/2007

118

70

99

54

132

60

533

2007/2008

113

51

119

72

113

57

525

2008/2009

155

144

111

48

129

81

668

2009/2010

191

101

216

130

123

48

809

2010/2011

145

66

180

94

208

115

808

2011/2012

142

55

135

60

175

84

655

2012/2013

70

60

130

53

111

62

486

2013/2014

58

50

59

55

104

50

376

 

 

Fiiro gaara 850  oo ardey ayaa dhameystey waxabarashadoodii waddanka suudaan 2013 waxay haydu u direy waxbarasho 25 arday gaar ahaan waddanka suudaan.

Hayadu waxay qabata  howlo kala duwan

Sida:-

Tartan ciyaareed.

Qalabeynta iskuulada dalka.

Casriyeynta manhajka iskuulka.

TartanadPicture5a ciyPicture4aaraha: heyada waxay u qabataa arday iskuulka xamdaan tartan ciyaaro kala caladwan si ay  u dhiirigaliso dhalinyarada u dhisto jidh ahaan iyo caqli ahaanba.  Heyada waxay qalab iskuul ugu deeqday iskuulada ku yaala magaalada Hargeisa sida iskuulka dayib gurey, guryo samo iyo madarsada khaadiri waxaana goobjoog aheyd wasiirada waxabarashada sidoo kale hayadu waxey taageertey carrur agoon ah gaar ahaan dhanka waxbarashada .

Waxay waxbarasho ka bixisay arday Jaamacadeed. Sida kale ururka Gaafo ayaa iskuulka heyada ugu deeqey lab chemistry ah. Heyada iyada oo kaashanaysa haayada gaafo waxay deeq koorasyo mudo gaaban ah siisay arday ka baxday iskuulka xamdaan oo dhigata jaamacada hargiesa gaar ahaan dhinaca maamulka iyo xisaabaadka .

Shaxdan Hoose Waxay  Mujinaysaa  Tirakoobka Guud ee Ardayda Dusiga sare Ee Xamdaan:

NO

Faahfaahin

Tirada Ardayda

1

Inamada iyo hablaha u fadhiistay Imtixaanka Dugsiga sare ee Sudan

2269 Arday-Inamo iyo hablo

2

Ardayda heshay shahaadada dugsiga sare ee ka mid ah tirade Sare ku xusan

1948 Arday-Inamo iyo hablo

3

Celceliska aradayda gudubtay Inamo iyo hablo Mudo dhan koob iyo toban sano

86.5%

4

Celceliska Tirada hablaha ee Mudada koob iyo Tobanka sano ah

31.9 %

5

Tirada arday ee Galay Jamacadaha Sudan iyo Jamacadaha kale Mudada koob iyo tobanka sano ah

1500 Arday-Inamo iyo hablo

6

Intooda badan Ardayda sanadada 2003 -2007 waxay dhameeyan waxbarashadoda heer  Jaamcadeed dib ayeyna  Ugu soo Noqdeen  si ay uga qayb qaataan horumarka wadankooda

Shaxdan waxay  Muujinaysaa tirakoobka ardaydka ka qalin jabisay jamaaacadaha kula duwan ee dalka sudan :

Kuliyadda Caafimaadka iyo cilmiga dawooyinka

Kuliyadda Engeerinka Iyo Computerka

Kuliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha

Kuliyaddaha kale

300

300

250

650

Faahfahin ku saabsan Shaxda kore :In kabana 1500 oo arday oo iskugu jira inamo iyo hablo ayaa dhamaystay waxbarashadooda jaamacadeed  Ama wali dhigta