Dhakhaatiir Iyo Aqoonyahanno Hambalyo Iyo Duco U Diraya Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah

0
529

Isku shaandhayntii uu dhowaan madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku sameeyey xukuumadda, masuuliyiinta cusub ee uu golihiisa wasiirrada ku soo daray waxaa ka mid ahaa, Dr. Cumar Shucayb Maxamed oo uu u magacaabay wasiirka wasaaradda ganacsiga ee jamhuuriyadda Somaliland.

Haddaba annaga oo ah dhakhaatiirta, hal-doorka iyo aqoonyahanka kale ee hoos ku magacaaban waxa aanu hambalyo u diraynaa wasiirka cusub oo aanu ku kalsoonnahay in uu leeyahay aqoonta, waayo-aragnimada iyo kartida uu ku gudan karayo waajibka qaran ee uu madaxweynuhu u igmaday.

Dr. Cali Murtaza

Dr. Idiris Nuur Maxamed

Dr. Xuseen Ismaaciil

Dr. Axmed Maxamed Dirir

Dr. Cabdi Cali Cabdillaahi

Dr, Axmed Saleebaan Shiine

Dr. Jaamac Maxamed Axmed

Dr. Cabdi Cabdillaahi.

En. Cabdi Khayre Ibraahim

Eng. Saleebaan Cali

Mudane Maxamed Biix

Professor  Xasan aw Cali

Mudane Axmed Nuur Maxamuud

Marwo Faysa Yuusuf

Marwo Sahra Xuseen

Marwo Hodan Maxamuud

Marwo XamdaNuux

Iyo Marwo Ayaan Yuusuf

Dhammaantayo waxa  aanu hambalyo u diraynaa wasiirkan cusub Dr. Cumar Shucayb Maxamed waxa aananu Alle uga baryeynaa in uu u fududeeyo xilka miisaanka leh ee uu qaranka u qaaday. Aaamiin