Dhagayso: Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Amniga Oo Dhacdadii Xalay Ka Warantay

0
638

Sacdiya Maxamed Cali oo ah xaaska wasiir ku xigeenkii amniga ee la xidhay oo ka warantay falkii xalay laga fuliyey aqalkeeda, waxaanay dhacdadan uga warantay warbaahinta oo saaka booqatay.