Deg Deg: Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Iscasilay

0
588

imagesHargeysa (Geeska)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan iyo wasiirka arrimaha dibada ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay inay iska casileen xilkii xukuumada madaxweyne Siilaanyo ayey ka hayeen.

Ilo wareedyo goob joog ah ayaa wargeyska Geeska Afrika u sheegay is casilaada labada masuul.

Labada masuul ayaa si weyn uga biyo diiday go’aamo ay isku mari waayeen madaxweynaha iyo cida ay taladu ka go’do.