Deg Deg: Taliye Nuux Taani Oo Xilkii Laga Qaaday

0
1085

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii guud ee ciidamada qaranka Md. Nuux Ismaaciil Taani.

nuux-taani

Xil ka qaadista ayaa lagu sababeeyay inuu xilka qaranku meerto yahay waxaana loo magacaabay Maxamed Xasan Jidhif oo ka mid ahaan jiray hoggaamiyayaashii ururkii SNM ee garabkii milatariga.

Nuux Ismaaciil Taani ayaa la aaminsanyahay inay xil ka qaadistiisa sababtay dilkii dhawaan ka dhacay deegaanka Seemaal oo eedaymo kulul loogu jeediyay.