Dawladda Ingiriiska Oo U Sacabo-Tuntay Heshiiska Ceel-Afweyn

0
792

 

Hargeysa(Geeska)-Boqortoyada Ingiriiska ayaa u sacabo tuntay heshiiska toddobaadkan lagu saxeexay magaalada Ceel-afweyn ee dhex maray beelihii walaalaha ahaa ee hore ugu dagaalamay.

Ergayga dawladda Ingiriiska u joogay Hargeysa danjire Stuart Brown ayaa qoraal kooban oo ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku yidhi  “Waxaan soo dhawaynayaa heshiiska nabadeed ee taariikhiga ah ee axadii lagu gaadhay Ceel-afweyn. Afar sano oo colaad ah ka dib heshiiskani  wuxuu markhaatiu yahay ahmiyada ay leedahay in bulshada deegaanku ay horseed ka noqoto dedaalada nabadeed ee Somaliland. Hambalyo dhammaan intii ka qayb qaadatay. Waxaan rajaynayaa in bulshadu ay ku naalooto nabad waarta.”

ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku yidhi  “Waxaan soo dhawaynayaa heshiiska nabadeed ee taariikhiga ah ee axadii lagu gaadhay Ceel-afweyn. Afar sano oo colaad ah ka dib heshiiskani  wuxuu markhaatiu yahay ahmiyada ay leedahay in bulshada deegaanku ay horseed ka noqoto dedaalada nabadeed ee Somaliland. Hambalyo dhammaan intii ka qayb qaadatay. Waxaan rajaynayaa in bulshadu ay ku naalooto nabad waarta.”

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here