Cirro Iyo Baashe Oo Maanta Itoobiya U Tagaya Ka Qaybgalka Xuska Qoomiyadaha Wadankaas

0
434

Picture4

Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa maanta wadanka Itoobiya u tagaya ka qayb galka xuska qoomiyadaha Itoobiya oo sannadkan lagu qabanayo magaalada Assosa

Guddoomiye Cirro iyo guddoomiye Baashe, waxa xuska qoomiyadaha Itoobiya ee sannadkan ku soo casuumay dhiggooda baarlamaanka Itoobiya, waxaanay maanta ka ambobaxayaan madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.