Hambalyo Aroos oo ay dirayaan Cabdisalaan Hereri iyo Qoyskiisu

0
564

hamblayoCabdisalaam Ibrahim Hereri iyo xaaskiisa Muuna Jaamac Yuusuf iyo carruurtooda oo kala ah Maxamed Cabdisalaam, Amal Cabdisalaam iyo Amaani Cabdisalaam, waxa ay hambalyo iyo bogaadin udirayaan

 

Cabdinaasir Siciid Sulub

Iyo

Nafiisa Maxamed Cabdicasiis

Oo uu dhawaan 24 Febarwari, arooskoodu ka dhacay Crown Hotel, waxaanay Alle uga baryayaan inuu kala siiyo ubad khayr qaba…Aamin.