Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay In Duqa Burco Loo Doortay Ee Ay Isku Haybta Yihiin Saamayn Ku Yeelan Karo Kursigiisa

0
594

burco2Hargeysa (Geeska)- Gudoomiyaha gobalka  Togdheer, Cabdoo Axmed Aayir, ayaa tilmaamay inaanu qabin in doorashada Maayarka Burco, saamayn ku yeelato xilkiisa, isagoo ku masaalay xilalka Boorama, Gebilay iyo Ceerigaabo.

Gudoomiyaha Togdheer ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo nin Burco ku dhinaty oo dhalashada Ingiriiska haystay, isla markaana