Hargeysa (Geeska)- Gudoomiyaha gobalka Togdheer, Cabdoo Axmed Aayir, ayaa tilmaamay inaanu qabin in doorashada Maayarka Burco, saamayn ku yeelato xilkiisa, isagoo ku masaalay xilalka Boorama, Gebilay iyo Ceerigaabo.
Gudoomiyaha Togdheer ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo nin Burco ku dhinaty oo dhalashada Ingiriiska haystay, isla markaana