Baarlamaanka Jabuuti Oo Fadhi Furan Kaga Dooday Siyaasadda Guud Ee Dalka

0
628

jabuuti-jpgJabuuti, (Geeska/RTD)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti, Mr. Idriss Cali ayaa gudoomiyey doraad fadhigii ugu horeeyey oo furan isla markaana laga doodayey siyaasada guud ee xukuumada jabuuti, oo lagu soo casuumay raysal-wasaare Mr. Dilayte Maxamed Dilayte, iyo xubno wasiiradiisa ka tirsan.

Fadhigan baarlamaanka Jabuuti yeeshay oo lagaga hadlayey arrimo ay ka mid ahaayeen doorashooyinkii dawladaha hoose ee dhowaan dalka ka dhacay, siyaasadaha xukuumada ee waxbarashada, gaaiddika iyo nabadgelyadooda, caafimaadka, biyaha ayuu dodo adag isku weydaarsadeen mudaneyaasha baarlamaanka iyo xubnahii xukuumada ka socday.

Parmi les nombreuses autres questions évoquées à cette occasion, citons entre autres la mise en place d'une nouvelle voie ferrée au nord du pays, les perspectives dans la lutte contre la précarité, les prévisions dans l'enseignement supérieur, et surtout la nécessité de réunir les conditions permettant de garantir la qualité dans ce domaine.Arrimahii fadhigaa lagaga hadlay ayey ugu waaweynaayeen dhismaha wado xadiid cusub oo la dhigayo gobolada waqooyiga dalkaa, dib u eegista la dagaalanka xasilooni-darada, waxbarashada, iyo baahida loo qabo abuuritaanka habkii sare loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada.

 Le Premier ministre, qui est monté au créneau, a tenu à répondre lui-même aux interrogations des parlementaires axées sur les dernières échéances électorales.Raysal-wasaaraha oo fadhigaa ka hadlay ayaa ka jawaabay su’aalo mudaneyaashu ka weydiiyeen doorashooyinkii dhowaan ka dhacay dalka jabuuti, waxaana jawaabahiisa ka mid ahaa, "On ne peut parler de fiasco étant donné que les propositions de l'UMP ont gagné l'approbation de nos concitoyens dans 5 districts sur les 6 que compte le pays", at-il martelé. "Kuma sheegayno guuldaro markaad eegtid UMP waxay ku guulaysteen kalsoonida dadkayaga shan ka mid ah lixda degmo ee dalka,” ayuu yidhi Dilayte.

M. Dileita Mohamed Dileita a exhorté les membres de l'équipe gouvernementale à lui emboîter le pas en apportant des réponses précises aux questions des députés.Raysal-wasaare Dilayte ayaa u soo jeediyey xubnahii xukuumadiisa ka tiirsanaa inay si quman uga jawaabaan su’aalaha mudaneyaashu weydiiyaan ee hawlahooda la xidhiidha.

Parmi les différents ministres qui se sont succédé à la tribune, on peut citer à titre d'exemple le ministre de l'Enseignement Supérieur et de la Recherche, Dr Naguib Mohamed Ahmed, qui a été interpellé au sujet du retard enregistré dans le projet de construction de futurs locaux de l'université de Djibouti à Balbala, sur un site non éloigné du parc à bétail.Xubnahii wasiirada ee fadhigaa ka hadlay ayuu ka mid ahaa wasiirka Tacliinta sare iyo Cilmibaadhista, Dr. Maxamed Axmed Najiib oo la eydiiyey sababta keentay dib-u-dhaca mashruuc lagu dhisayey dhismaha mustaqbalka jaamacada Jabuuti ee Balbala.

Wasiirka Tacliinta sare iyo Cilmibaadhista aya acadeeyey in sababta dib-u-dhacaa yahay in shirkadii qandaraaska dhismahaa la siiyey oo Kuuriyaan Hanjoo la yidhaah hawl ka wado meel u dhow xilligan, isla markaana xukuumadu iyadoo eegaysa muhiimada mashruucan fiiro gaara u yeelan doonto degdeg u dhamaystirkiisa.