Baaq Lagaga Soo Hor Jeedo Shir Ka Dhacay Tuulada Dhoomo Ee Ceel-afweyne

0
829

Hadaanu nahay dadka hoos ku xusan, waxaanu ka soo hor jeedna shir macmal ah oo nabadgelyada wax u dhimayaa, beelaha halkaa wada degana colad ka dhex abuur kara, shirkaas oo la yidhi caaqil foojeri ah ayaa lagu doortay, kaas oo aan beeshu ka wada tashan

Markaa waxaanu u cadaynayna Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL in aanu na masilin ninkaa foojeriga ahi, hadaanu nahay inta u badan beesha yabaal Ali Ahmed Farah [Biciide]

Prof Hussein Yussuf Dualeh

Hussein Saleh Abdi

Saleh Abdi Dualeh

Yussuf Hussein Yussuf

Hassan Yussuf Dualeh

A/malik Awil Hassan

Jama Suliman Mire

Ibrahim Hassan Abdi

Jama Hassan Abdi

Jama Sahal karshe

Mustafe Ibrahim Fahiye

Farah Sahal Karshe

Suliman Gooh Moh’d

Moh’d Suliman Gooh

Sad Ismail Mohd

Mustafe Yusuf Ali

Iskoris Hamad Ahmed

Ahmed Yussuf Dualeh

Abdi Sad Ismail

Mahmoud Abdi Hersi

Jama Yussuf Ali

Ali Muse Ahmed

Mubarik Ismail Mohd

Said mohd Abdi

Duad Farah Hersi

Kayse Abdi ciro

Said Suliman Gooh

Daka Suliman Gooh

Ahmed Suliman Gooh

Faysal Ibrahim Fahiye

Said Ali Ismail

Salad Ali Ismail

Hussein Muse Dualeh

Said Abdi Hersi

Mohd Hassan Yussuf

Abdi Hersi Abdi

Mahmoud Yussuf Dualeh

Yussuf Rag Ali

Afweyne Adan Mohd

Hamoud Ahmed Guutaale

Farah Mahmoud Warsame

Sahal Karshe

Tuur Adan Aboker

Bare Ahmed Farah

Hussein Ismail Mohd

Mohd Rage Ali

 Iyo dad kale oo badan