GUUGUULE IYO MAANTA

0
537

22Waxaan idin weydiiyay dekeddii ayaa la bixiyay, haddii madaarkan iyo haamaha la sheegayana lagu daro taloow maxaa hadhay ee dalkii iyo dadkii looga tagayaa. Waaryaadheheen, iga wala waxaynu ku soconaa halkii uu ninkii Carbeed ka maah-maahay.