26 June Maxey U Tahey Reer Somaliland, Kulmiye Iyo Anigaba?

1
730

Picture126 june wa maalin Somaliland xorriyadeed ka qaadatey gumeystihi wax ma tara aha ee boqortooyada Britain,wa maalinti u horeysey geyiga Somaalidu degto oo la arko calan Somaaliyeed oo  ka  babanaya samadeeda,wa maalinti abwaan,suldaan timacadde yidhi;

 

In sideyda tihiin iyo   ………….   

Eeg Bogga 4aad

     in kalaanan saxaynine

 Soomaalo calan taagta      saakay noogu horreysa oo

 Seddex wiig iyo maalmo   haddaan soor cuni waayo

Safrad laygama yaabo        sarina meyso nafteyda e’

Saaxiirki kala guuraye        sarreyow ma nusqaamow

Aan sidu yahey eegno  e’   kanna siib kanna saar    ‘’

Comments are closed.