Wargeyska Caalamiga Ah Ee World Street Journal Oo Warbixin Ka Qoray Faa’iidada Lacagta Telefoonada La Isugu Diro

46
794

Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Caalamiga ah ee World Street Journal, ayaa warbixin dheer ka diyaariyay lacagta lagu isticmaalo telefoonada gacanta iyo faa’iidada ay u leeyihiin Somaliland, waxaana warbixinta lagu soo bandhigay in adeega Zaad ay ka muuqato horumar iyo faa’iido dhaqaale oo Somaliland ka heshay.

Warbixinta oo ay diyaarisay weriye By Matina Stevis-Gridneff, oo dhawaan booqasho ku timid magaalada Hargeysa, waxa ay ciwaan uga dhigtay “Dal ga’doosan oo ku socda lacagta mobaylada”, iyadoo sheegtay in sicir barar cirka isku shareeray iyo ga’doomin dhaqaale ay Somaliland  bulshadeeda ka dhigay mid aan isticmaalin kaashka.

Warbixinta oo uu Wargeyska Geeska Afrika soo turjumay, waxa ay u dhignayd sidanSomaliland— sicir bararka cirka isku shareeray iyo go’doomin dhaqaale ayaa ku riixay jamhuuriyaddan goosatay ee faqiirka ah inay qarka u saaraato inay gaadho heer aanay gaadhin wadamada kale ee dunida; taas oo ah inay noqoto dal aan kaashka ba lagu isticmaalin.

Dhaqalaha.

Lacagta moobaylada lagu isticmaalo ayaa ka bilaabmay Afrika tobankii sanadood ee u danbeeyey; tobonkii qof ee kasta ee qaarada ku nool hal qof ayaa ka isticmaala, taas oo ka dhigan boqol milyan oo qof. Dalka Kiiniya shirkadda la yidhaahdo Vodacom Group Ltd adeegeeda M-Pesa oo la aaminsan yahay inuu yahay tiknoolajiyadii u horaysay islamarkaana guulaysata ee isticmaasha lacagta moobaylada, waxa adeegeeda isticmaala 26 milyan oo macmiil oo u dhigma qiyaastii kala badh shacabka dalka. In ka badan kala badh nidaamyada lacagaha mobaylada lagu isticmaalo oo wadar ahaan dhan 262 milyan ayaa ku yaal Afrikada ka hoosaysa Saaxaraha, sida ay muujisay cilmi-baadhis ay samaysay McKinsey & Co.

Qaaradda oo hoy u ah qaar badan oo ka mid ah dhaqaalah soo kobcaya ee adduunka ayaa noqotay ta ugu dhow maanta inay dhinac marto ama ‘ka dul boodo” bangiyadii xafiisyada jaajuurka ah fadhiya oo ay toos ugu gudubto inay si xoog leh ugu isticmaasho moobaylada sidoo kale kiishadaha lacagta lagu rito.

Mana jirto meel ay faa’iidada lacagta moobayladu kaga badan tahay Somaliland oo xaaladaha daran ee dhaqaale iyo maaliyadeed ay u ogolaadeen Zaad ka, adeeg ay bixiso shirkadda is-gaadhsiinta u wayn ee Telesom, si ay u dardar geliyaan ganacsiga goob ka mid ah kuwa ugu go’doonsan dunida.

“Mushaharkayga waxaan ku qaataa Zaad ka, markaa waxaan isticmaalaa kaashka keliya marka aanan isticmaali karin Zaad ka,” ayuu yidh Qaasim Cali oo ka shaqeeya tukaan wayn (supermarket) oo ku yaal caasimadda dalka. “Iyada [Zaadka] ayaan door bidaa. Sababta oo ah kaash yar ayaan qaataa markaa haddii la I boobo dhib yar ayaa i soo gaadhaysa.”

Somaliland oo ah jamhuuriyad iskeed isugu dhawaaqday oo dadkeedu yahay 35. Milyan waxaay ka go’day Somalia 1991dii, mana jiro dal aduunka ku yaal oo aqoonsan, inkasta oo loo og yahay inay ka nabad badan tahay Somalia, hadana nidaamka bangiyada caalamiga ah way ka go’an tahay sababta oo ah walaacyada laga qabo maaligelinta argagixisada ayaa xanibaad ku noqday macaamilada.

Dalku wuxuu daabacdaa lacagtiisa gaarka ah oo ah Shillings ka Somaliland, balse sarifka lacagtu waa 10, 000 ama in ka badan marka hal doolar la sarifayo, sida ay ganacsatadu sheegtay. Tani waxaay keentay in si wayn loo isticmaalo lacagta doolarka Maraykanka ah oo ka timaadda xawilaadaha iyo hay’adaha deeqaha bixiya ee ka shaqeeya halkan oo inta badan doolarka isticmaala.

Tan iyo markii la furay sanadkii 2009, Zaadka oo af Soomaali ahaan la macno ah “korriin” wuxuu soo jiitay 850, 000 oo macmiil, oo u dhiganta qiyaastii rubuc shacabka dalka. Dadku inta badan waxaay ku isticmaalaan telefoono gaboobay, halka qaarkood oo aan badnayni ay ku isticmaalaan moobaylada casriga ah (smartphones).

Haddii aanay jiri lahayn lacagta mobayladu, aad bay u adkaan lahayd in dalkan lagu isticmaalo kaashka. Bangiyo ganacsi kama shaqeeyaan halkan, islamarkaana in lacag kaash ah in inta la raro lala maro wadooyinka rafka ahi waa mid waqti badan qaadanaysa. Shirkaduhu waxaay isticmaalaan Zaad ka si ay u bixiyaaan mushaharaadka, halkii ay shaqaalohooda ugu qaybin lahaayeen xidhmooyin lacago ah.

Maanta qof kasta oo isticmaala Zaadku wuxuu celcelis ahaan sameeyaa 35 dhaq-dhaqaaq bishii, dadka reer Somaliland na waxaay kuu sheegayaan inay isku dayaan inay u isticmaalaan Zaadka inta badan hawlohooda. Nidaam fariin diris oo fudud ayaa u sahlay xitaa dadka badan ee reer Somaliland ee aan waxna qorin waxna akhriyin inay isticmaalaan.

Marka laga yimaado dhaq-dhaqaaqyada la isugu diro mobaylada, dadka isticmalaaa waxaay mobaylka lacag ugu shuban karaan iyaga oo u dhiibaya kaash, Shilling ahaan ama doolar ahaan, wakiil inta badan ah hal qof ah oo ku jira dhisme yar oo wadada dhineceeda ku yaal.

“Adeegani waa xoogga dhaqaajiya in dhaqaalahayagu uu si haboon u socdo,” ayuu yidh Cabdikarim Iid oo ah madaxa shirkadda Telesom.

Maadama oo adeegga lacagaha mobaylada aanu maamulin bangiga dhexe, ma soo food saarto xanibaadaha soo wajaha bangiyada caadiga ah kuwaas oo ay ka mid yihiin shuruudaha loo dhigay si loo joojiyo maalgelinta argagixisada.

Sababaha lacagta moobayladu ay guusha uga gaadhay Somaliland waxa ay ka muuqataa sekedaha mashquulka ah ee kala dhaadheer ee Hargeysa oo ay is-dabo taxan yihiin sariflayaal hor fadhiya lacag kaash ah oo saddex dhun-dhun is dul saaran, taas oo qaarkeed la isugu xidhay shabag halka qaar kalena ay ku jiraan kiishash. Si loo saaro lacagta Shillingka gaadhiga macmiilka, sariflayaasha badankoodu waxaay u  yeedhaan qof ka caawiya oo wata kaaryoonle si kiishashka culus loo qaado.

Cabdilaahi Cabdiraxmaan wuxuu hal mar todobaadkii ka soo jiidaa kaalintiisa shidaalka ee Hargeusa ku taal laba kiish oo culus oo ay ka buuxdo lacagta Shillingka isaga oo u keena sariflayaasha ku yaaal suuqa dhexdiisa, dhawr saacadood kadib wuxuu dib ula noqdaa xoogaa doolar ah oo uu jeebka danbe ku rito iyo Zaadkiisa oo buuxa.

Macaamiisha Cabdiraxmaan waxaay lacagta ku bixiyaan Shillingka Somaliland. Wuxuu u baahan yahay inuu doolar siiyo dadka uu wax ka soo iibsado. Markuu isticmaalo Zaadka, kala badh markaa lacagtu waxaay ku soo gashaa moobaylka, taas oo macneheedu yahay in nidaamka hawsha badan uu noqdo mid la maarayn karo xiligan oo sicir bararku aad u sareeyo.

Sheekooyinka tan oo kale ahi waxaay keeneen in cel-celis ahaan Zaadku kordho 10% sanadkii hore keliya. Adeegyada kale laftooda ayaa iyana sare u kacay, taas oo abuurtay tartan hor leh. Dahabshiil oo ah shirkad Soomaalilyeed oo lacagaha xawisha kana shaqaysa 126 dal oo ka caan ah dunida Muslimka ah, ayaa iyana ah adeeg bixiye kale oo lacagta moobaylada ka shaqeeya Somaliland.

Dahabshiiil waxaay la mataanowday Somtel, oo ah shirkad kale oo is-gaadhsiineed, si ay u daah-furaan e-Dahab. E-Dahab wuxuu caan ka dhex noqday dadka reer Somaliland ee jooga dalka debediisa oo u isticmaala inay lacag ugu soo xawilaan dalkooda iyaga oo isticmaalaya moobaylada, taas oo noqotay il muhiim ah oo doolarku halkan ku soo galo.

“Fekerka ah in dhaqaaluhu noqdo mid aan kaash jirin waxaay soo jiidatay korrin sababta oo ah waxa maqan bangiyada ganacsi iyo sidoo kale walaacyo amni darteed oo weli ah kuwa la qabo,” ayuu yidhi madaxa Dahabshiil Cabdirashiid Ducaael.

Zaadka iyo adeegyada kale ee cusub ee lacagaha mobayladu waxaay u yihiin muhiim socodka dhaqaalaha Somaliland, ruuxda wadaniyaduna aad ayay u saraysaa halkan ilaa heer madaxda [shirkaduhu] ay ka dhigeen adeegyadaas kuwo bilaa lacag ah. Adeegyada la midka ah ee Afrika waa kuwo qaali ah oo khidmadda laga qaadaa waxaay gaadhaa 10% xitaa marka la sameeyo dhaq-dhaqaaq yar sida hal doolar.

Balse Mr. Iid, madaxa Telesom, wuxuu leeyahay qadadii bilashka ahayd waa suurtagal inay dhamaatato. Wuxuu ka fekerayaa sanadkan dhamaadkiisa inuu ku soo rogo khidmad aad u yar in laga qaado dhaq-dhaqaaqyada Zaadka. Wuxuu aaminsan yahay in reer Somaliland iyo dhaqaaluhuba diyaar u yahay.

“Dadku ma jecla inay bixiyaan wayna adkaan doontaa,” ayuu yidhi “balse waa inaanu ku qancinaa in dantooda iyo dantayadaba tahay inay inyar ka bixiyaan arin sidaas u muhiim ah.”

 

46 COMMENTS

  1. Nice read, I just passed this onto a friend who was doing some research on that. And he actually bought me lunch because I found it for him smile Thus let me rephrase that: Thank you for lunch!

  2. Thank you for the auspicious writeup. It in fact was a amusement account it. Look advanced to more added agreeable from you! However, how can we communicate?

  3. Good website! I truly love how it is simple on my eyes and the data are well written. I’m wondering how I could be notified whenever a new post has been made. I’ve subscribed to your RSS feed which must do the trick! Have a nice day!

  4. Perfectly written written content, thank you for selective information. “He who establishes his argument by noise and command shows that his reason is weak.” by Michel de Montaigne.

  5. Palms down, Apple’s application store wins by way of a mile. It’s a large amount of all styles of programs vs a really unhappy variety of a handful for Zune. Microsoft contains programs, in particular inside the realm of online games, but I am not certain I’d need in direction of bet on the long run if this function is crucial to on your own. The iPod is a substantially better final decision in just that case.

  6. Good web site! I really love how it is easy on my eyes and the data are well written. I’m wondering how I could be notified whenever a new post has been made. I have subscribed to your RSS which must do the trick! Have a nice day!

  7. Sorry for the massive evaluate, nonetheless I’m extremely loving the fresh Zune, and be expecting this, as well as the very good testimonials some other men and women include created, will support yourself determine if it is really the immediately selection for yourself.

  8. Good article. It is rather unfortunate that over the last 10 years, the travel industry has had to take on terrorism, SARS, tsunamis, flu virus, swine flu, plus the first ever entire global tough economy. Through it all the industry has proven to be powerful, resilient in addition to dynamic, obtaining new tips on how to deal with hardship. There are often fresh complications and the opportunity to which the marketplace must once again adapt and act in response.

  9. Hello, you used to write fantastic, but the last few posts have been kinda boring… I miss your tremendous writings. Past several posts are just a little bit out of track! come on!

  10. Thanks for sharing superb informations. Your website is so cool. I’m impressed by the details that you’ve on this web site. It reveals how nicely you perceive this subject. Bookmarked this web page, will come back for extra articles. You, my friend, ROCK! I found simply the info I already searched all over the place and simply couldn’t come across. What a perfect web-site.

  11. Good – I should definitely pronounce, impressed with your site. I had no trouble navigating through all tabs and related information ended up being truly simple to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Reasonably unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or something, website theme . a tones way for your client to communicate. Excellent task.

  12. Hiya, I’m really glad I’ve found this info. Nowadays bloggers publish only about gossips and web and this is really irritating. A good blog with interesting content, that’s what I need. Thanks for keeping this web site, I’ll be visiting it. Do you do newsletters? Can not find it.

  13. wonderful points altogether, you simply gained a new reader. What could you recommend in regards to your submit that you simply made some days ago? Any positive?

  14. I want to express my appreciation to this writer just for bailing me out of this particular dilemma. After looking through the online world and getting strategies that were not beneficial, I figured my entire life was gone. Living without the strategies to the problems you’ve fixed by means of your main article is a crucial case, and ones that could have in a negative way damaged my career if I had not discovered your site. Your own personal talents and kindness in playing with the whole lot was very useful. I’m not sure what I would have done if I had not discovered such a stuff like this. It’s possible to at this moment look ahead to my future. Thanks a lot very much for this impressive and results-oriented help. I will not hesitate to propose your blog post to any individual who needs counselling about this issue.

  15. I will equipment this examine in the direction of 2 layouts of human beings: latest Zune householders who are taking into consideration an update, and Those people striving in direction of determine in between a Zune and an iPod. (There are other avid gamers relevance thinking about out there, including the Sony Walkman X, however I hope this provides oneself enough details toward generate an conscious selection of the Zune vs gamers other than the iPod line as well.)

  16. There are actually a whole lot of particulars like that to take into consideration. That is a nice point to convey up. I provide the thoughts above as general inspiration however clearly there are questions just like the one you bring up the place crucial thing will be working in trustworthy good faith. I don?t know if greatest practices have emerged round things like that, however I’m positive that your job is clearly recognized as a good game. Each girls and boys really feel the influence of just a moment’s pleasure, for the rest of their lives.

  17. I truly appreciate this post. I’ve been looking all over for this! Thank goodness I found it on Bing. You’ve made my day! Thank you again!

  18. Fingers down, Apple’s application retail outlet wins by way of a mile. It is really a huge selection of all forms of programs vs a alternatively sad variety of a handful for Zune. Microsoft includes Strategies, specially inside the realm of video games, still I am not positive I’d require in direction of bet upon the long term if this characteristic is vital in the direction of your self. The iPod is a considerably far better choice within that scenario.

  19. Thank you so much for providing individuals with a very marvellous possiblity to discover important secrets from this web site. It is often so terrific and also stuffed with fun for me and my office peers to visit your website minimum three times in one week to study the newest items you will have. And definitely, I’m usually impressed with all the striking tactics served by you. Selected 4 points in this post are surely the most beneficial we have had.

  20. We are a group of volunteers and starting a new scheme in our community. Your site offered us with valuable info to work on. You’ve done an impressive job and our entire community will be grateful to you.

  21. We are a group of volunteers and starting a new scheme in our community. Your website offered us with valuable information to work on. You have done a formidable job and our entire community will be thankful to you.

  22. I have been browsing online more than three hours today, yet I never found any interesting article like yours. It is pretty worth enough for me. Personally, if all website owners and bloggers made good content as you did, the net will be much more useful than ever before.

  23. This is turning into a little bit excess subjective, nonetheless I a great deal favor the Zune Sector. The interface is colorful, contains more aptitude, and some cool functions like ‘Mixview’ that allow for oneself instantly perspective identical albums, audio, or other consumers identical in direction of what you might be listening toward. Clicking on one of individuals will center on that product, and yet another fastened of “neighbors” will appear into opinion, letting yourself in direction of navigate more than researching by way of very similar artists, audio, or customers. Speaking of consumers, the Zune “Social” is far too excellent enjoyment, making it possible for by yourself locate other folks with shared tastes and becoming close friends with them. Yourself then can hear toward a playlist crafted primarily based upon an amalgamation of what all your close friends are listening toward, which is too interesting. Individuals anxious with privateness will be relieved toward comprehend your self can protect against the public versus viewing your person listening behaviors if you as a result choose.

  24. Nice read, I just passed this onto a friend who was doing a little research on that. And he just bought me lunch as I found it for him smile Therefore let me rephrase that: Thanks for lunch! “High living and high thinking are poles apart.” by B. J. Gupta.

  25. I’ll immediately clutch your rss as I can’t find your email subscription link or newsletter service. Do you’ve any? Please allow me know so that I may just subscribe. Thanks.

  26. My spouse and i ended up being absolutely relieved that Jordan could round up his web research from your ideas he acquired through your web site. It is now and again perplexing to just always be handing out ideas which often many others could have been selling. Therefore we see we have got the website owner to be grateful to for this. The entire illustrations you have made, the straightforward web site menu, the relationships you can make it possible to foster – it’s got many exceptional, and it’s assisting our son and our family know that that issue is pleasurable, and that is extremely pressing. Thank you for the whole thing!

  27. You are my breathing in, I possess few web logs and sometimes run out from brand :). “Never mistake motion for action.” by Ernest Hemingway.

  28. Amongst me and my partner we’ve owned additional MP3 avid gamers about the a long time than I can depend, together with Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, and many others. But, the remaining number of many years I’ve settled down in the direction of just one line of players. Why? Because I was happy in the direction of discover how well-designed and enjoyment in direction of retain the services of the underappreciated (and extensively mocked) Zunes are.

  29. I have been absent for some time, but now I remember why I used to love this blog. Thanks, I’ll try and check back more frequently. How frequently you update your web site?

  30. I was just looking for this information for a while. After six hours of continuous Googleing, finally I got it in your web site. I wonder what’s the lack of Google strategy that do not rank this kind of informative websites in top of the list. Usually the top websites are full of garbage.

  31. you’re in reality a good webmaster. The site loading pace is amazing. It kind of feels that you’re doing any unique trick. Also, The contents are masterpiece. you have performed a magnificent activity on this matter!

  32. Apple already contains Rhapsody as an app, which is a best commence, still it is by now hampered by means of the inability in the direction of keep locally on your iPod, and has a dismal 64kbps bit selling price. If this adjustments, then it will considerably negate this comfort for the Zune, but the 10 music for every month will nevertheless be a substantial as well as inside Zune Pass’ desire.

  33. Heya i am for the first time here. I came across this board and I find It truly useful & it helped me out a lot. I hope to give something back and help others like you aided me.

  34. I wish to express my affection for your kindness for all those that absolutely need help with in this subject matter. Your special dedication to passing the message across ended up being pretty useful and have without exception encouraged men and women just like me to reach their ambitions. The helpful tips and hints implies so much a person like me and somewhat more to my peers. With thanks; from each one of us.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.