Meher Wacan: Dr. Maxamed Daahir Xawaadle Iyo Barwaaqo Axmed Haashi

0
1647

Cabdikariim Yuusuf Xandule, Axmed Maxamed Xasan Cadceed, Cali Caydiid Cawaale, Qabile Faysal Muuse, Khadar Diiriye Maxamuud, Cabdirisaaq Xasan Maxamed,  Buux Kayd Ismaaciil, Maxamed Siciid Ciise Rabiic,  Prof. Cabdishakuur Maxamed Xuseen,  Khalid Ibraahim Cismaan,  Ibraahim Aadan Aw Faarax,  Aamiin Muxumed Soofe & dhamaan Bahda Caafimaadka Iyo Saraakisha Ciidanka Socdaalka iyo sidoo kale Dhamaan dhalinyarada Xaafadda New Hargeysa, Waxay Hambalyo meher wacan u dirayaan

15556051_1239976489382459_149709104_n

Boqorka Dr. Maxamed Daahir Xawaadle

Iyo

Boqoradda Barwaaqo Axmed Haashi

15571024_1239976599382448_1242475361_n

Oo 15 December 2016, meherkoodu  ka dhacay Hotel Ambasador  ee Magaalada Hargeysa.  Waxa aanay Alle uga baryayaan in ay noqdaan qoyskii isu barakooba, ee samo iyo wanaag ku wada jooga, ubad khayr qaba iyo guri negina badhaadhe ugu waara.Wiil iyo caano, Gabadh iyo caano. Baarakllaahu Laka Wabaaraka Calayka, Wajamaca Baynakumaa Fil-khayr. Aaamiiin..Aamiin….Aamiin.

15571254_1239976819382426_1493795606_n15591880_1239976486049126_1761660655_n