S/Land Ma Waxay Raacday Geeridi Madaxweyne M I Igal Xoghaya Guud Ee Xisbiga ANC Comrade Gwade Mantashe

0
1050

Tan iyo Marki wasiirki hore ee Ganacsigu uu Magacabay Ambassador Ahmed Jama  wakiilka ganacsiga iyo Malgashiga Somalilande

director-of-afro-middle-east-center

Ee South Africa  waxaa soo If baxaaya in dib loo so celiyay Xidhiidhki Somaliland la ahayd South Africa oo mesha ka maqna Muddo Dhan

7 sano .

Ambassador Ahmed Jama ayaa si buxad shaqada Uga bilaabay Wadankas Bishii 10aad ee sanadkan dhamanaya isaago xilka  loo magacabaya

03/08/16

Ahmed jama ayaa ah Khabiir aad ula socda dhaqdhaqaa siyaasaded iyo midka ganacsi ee Wadamada la isku Yidhahdo  SADC

Mudadan koban ayaa waxaa u qabsomay in sii buuxda xafiiska Ganacsiga Somaliland  laga diwaan galiyo wasaradaha arrimaha

Dibaada iyo ganacsiga iyo warshadahaa ee South Afric, waxaa kale oo ahmed jama kulaamo kala duwaan la yeshay  Qeybaha kala duwaan

Ee Dawladan Konfur Africa iyo Xisbiga ugu da.da weyn Qaraada Africa ee ANC Party. Institute For security Study,  Banka ugu weyn bariga Africa

Ee Equity Bank sidoo kale Afro Middle East Center.

Xogahay guud ee xisbiga Guud ANC Gwade Mantashe  ayaa yidhii Somaliland ma waxay raacday geeridi  M/weyne  Mohamed I Igal waayo diba loma araag cid Somaliland hadal

Haysa, aad ayaan u soo dhamaynayna Xafiiskan Cusub ee Somaliland.

Equity bank Group CEO Dr James mwange ayaa ambassador ahmed jama uu sheegay in sanadka soo socda ay  ka furan doona Somaliland qeyb ka mid ah

Equity bank Group. Waxaan kale oo iyaadu safaar ku imana doonta sanadka cusub Somaliland,  Safiirka south Africa u fadhiyii doonta Somaliland iyo Somalia

Ambassador Miss Thenjiwe Mtiniso.

Isku soo wada duubo mudadi labad bilood ahayd ee shaqada aanu ku guda jiraney waxaan badan ayaan u qabsomaya Qarankena Somaliland

Taas oo aay kow ka tahay in Ganacsatada Somaliland ay helaya Visa south Africa kana sona  alaabaysan karaan sii fudud