Hamblayo Meher Wacan: Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Dr Muha Farah Jire

0
1519

09887uGuud ahaan maamulka shaqaalaha iyo hawl-wadeenada bahda wargeyska Geeska Afrika, The Hornewspaper, gaar ahaan Gudoomiyaha geeska, Tafatiraha guud iyo dhamaan shaqaaluhu waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan Wasiir Aadan Xasan Aadan, Wasiirka diinta iyo aw-qaafta Djibouti iyo Dr Muha Daahir Faarax Jire oo uu meherkoodu dhacay 11 February 2014, kana dhacay dalka Jabuuti ee caasimada Jabuuti .

Nala dhagayso hees u gaara oo aanu u soo xulnay caruuska iyo caruusada

Waxaanay ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka (SCW) Baarakalaahu Laka Wa-baraaka Calaykuma Wa Jamaca Baynakuma Fil-khayr aw bil-khayr. Isku waara, noqda labadii Eebe ubad khayr qaba kala siiya