GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jan 09 2018 // Warar

Waxa la yidhi madaxweynuhu Arbacada  beri ayuu soo daynayaa hormadii u dambaysay ee xukuumadiisa. Maxaa agaasimayaal guud ah, maxaa hay’ado madaxbanaan ah, badhasaabyada waabad yaabaysaa. Niman badan oo maanta makhaayado fadhiya ayaa beri la soo saarayaa magacyadooda. Waar bal labisyaduun inaga soo habeeya yaanay madaxdeenu u eekaan kuwa kililada Itoobiyee aad moodo inay dhaxmanoonayaan uun.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!