GUUGUULE IYO MAANTA

28
3043

Alle haw naxariisto Ibraahim Gadhle, shirkii SNM ee Baligubadle ee 1990 wuxuu maansadiisii Dirsooc qaybo ka mid ah ku yidhi:

Ma siday dorraataba; markii sheekhu daakirey

Weeraha u ducatay; Maantana dugaag dhali?

  • Mise daabad awr iyo rati doobir badan iyo

biyo madaadiyey dhali

Ma mid doogta kiciyoo nabarkaan dawee idhi

Nagasii damqay dhali?

  • Mise wiil digtooroo naga baanta diiftoo

Na dabiibayay dhali

Sidii daallinkii hore ma mid daaradiisuun

Derejada ku kooboo inta kale dulmay dhali?

  • Mise doorkan maanta ah; dadku mid uu u simanyahay

iyo damal la hadhsaday dhali

  • Sida daallinkii hore; duul wada walaalo ah

Ma mid kala durkinayiyo Beelo kala diley dhali?

Mise doorkan maanta ah, mid dadkaa is wada nacay isusoo dabaaloo

  • Damal la hadhsaday dhali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here