GUUGUULE IYO MAANTA

35
3302

Darawal madaxweyne oo tahriibaana ma inoo dambeeyay. Waar yaa Alle yaqaan. Malaha haddii odaygu sannad dambe sii joogi lahaa mucjisooyin kale ayaa soo bixi lahaa. Waxase aynu ka raysanaynaa wasiirkii hebel keenay, wasiirkii heblaayo keentay iyo wasiirkii adeero ganacsade keenay.  Alla dawladnimadeenu qurux badnaydaa wixii 2010kii ka horeeyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here