GUUGUULE IYO MAANTA

0
978


Horta maantaba natiijadii doorashada ayaa lagu dhawaaqayaa. Waxaan soo jeedinayaa in wanaag iyo nabadgelyo lagu qaabilo natiijada, ninka loo codeeyayna uu ka shaqeeyo sidii uu dalka iyo dadka isugu wadi lahaa. Waar hooy Somaliland oo midaysan ayaa ina deeqda ee Somaliland kala qaybsan danteenu kuma jirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here