GUUGUULE IYO MAANTA

0
923

Maanta aan xifaalaynee, saddexda murashax haddii ka waran aynu midkood madaxweyne u doorano, midna guurtida u dhiibano midna khaarajiga. Bal adigu akhriste kuma ayaad madaxweyne ka dhigi lahayd, kuma ayaad guurtida u dhiibi lahayd, kuma ayaad laakiin odhan lahayd adigu aqoonsiga inoo raadi. Anigu kolayba nin waliba shaqada uu ku wanaagsanyahay waan garanayaa hadday maanta I odhan lahaayeen shaqooyinkayaga noo kala dir.