GUUGUULE IYO MAANTA

0
817

Waxaan idin weydiiyay qolooyinkii reer galbeed waa kuwan Hargeysa isugu wada yimid ee taloow maxay arkeen ee ay ku soo urureen. Waar nimanku markay doorashada ka shakiyaan ayay Hargeysa isku soo shubaane talowo ma sanqadh ayaa u baxday. Nimanka yaa yidhaahda sannadkaas doorasho ayuun baa dadka maraysee iska nasta.