GUUGUULE IYO MAANTA

0
518

Ninkan Cali Khaliif anigu wax aan idhaahdaba garan maayo, laakiin bal Cawil iyo Ina Cali Waraabe ayaynu warsan doonaa. Waxaanse idin weydiiyay halkay ku dambaysay Wadadii Ceerigaabo waayadan warkeeda ma maqalnee taloow ma Xirsi ayay ka daba tagtay.