Waxaan idin weydiiyay madaxweynuhu sannadkan miyuu iska daayay khudbadii distooriga ahayd ee labada gole baarlamaan, ilayn maalintii uu mashruuca saldhiga Berbera watay waa kii yidhi khudbadii distooriga ahayd dib ayaan u dhiganayaaye. Wuxuu noqonayaa madaxweynihii u horeeyay ee ay bisha Afraad ku gaadho khudbad distoori ahi, haddanay 18 May ugu soo gelinba.