GUUGUULE IYO MAANTA

0
555

Cigaal iyo Rayaale marka ay isku shaandhayn iyo isku bedel xukuumadeed samaynayaan waxaynu arki jirnay iyadoo loo tagayo oo odayaal guurti ah iyo dad kale loo kaxaysanayo si ay kuu magacabaan. Maanta cibaaro cusub ayaynu siyaasadda ku aragnay. Dad aan la dooran ayaa CV loo gaysanayaa.