GUUGUULE IYO MAANTA

0
667

Waxaan idin weydiiyay horta Rayaale waa tii lagu  haystay hantidii umadda ayuu xaraashaye horta isaga iyo Siilaanyo iyamaa hantidii umadda ee guryaha dawladda xaraashay. Ina Geeljire ayaa waxaas ururin jiray ee aan isaga ka sugno jawaabtaas. Waxa kaloon idin weydiiyay wasaaradihii khaarajiga iyo daakhiliga waa kuwan madaxdoodii dibadda u wada baxaye maxaa soo kordhay?