Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Soo Celiyo Saaxiibadii Somaliland Ee La Kala Xidhiidh Furmay

59
294

Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xidhiidhka Somaliland ee Beesha Caalamka, is bedelada ka socda Mandaqada, siday Somaliland uga faa’iidaysan karto heshiisyada ay gashay,wada hadalada Somaliya,iyo eedihii ay warbaahinta isku mariyeen masuuliyiin ka tirsan Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Doorashooyinka soo socda, waxaanu xusay inay sharci daro tahay in cid gaar ah kooto loo xidho iyada oo aan Dastuurka dib loo furin, waxaanu ugu horeyn uu yidhi  “Wakhti walba marxalado iyo arin u gooniya ayuu leeyahay, wakhtigayagii waxaa uu ahaa wakhti aad u fiican oo saaxiibo badan baynu Caalamka ku lahayn,  oo Barlamaanada kala duwan ee Caalamka, Saaxibo badan oo qadiyadeena u dooda ayaa ku jiray, Xidhiidhkeena Itoobiya, Kenya iyo Ingiriskuba aad iyo aad buu u fiicnaa,Wadamo badan oo iyana xidhiidh fiican aynu lahayna wey jiraan, ee anigu waxaan odhan lahaa Dawladda hadda joogta waa inay dib u soo celisaa Wadamadii Xidhiidhka wanaagsan la lahaa Somaliland, dakhli gaar ahna u sameeysa ictiraaf raadinta Somaliland, walibana waa in la sameeysa Guruub la yidhaahdo Guruubka Ictiraaf raadinta Somaliland, oo wareega, oo olole balaadhan sameeya, waana in Miisaaniyadda soo socota lagu daraa, si loo qaado olole balaadhan oo aan hawl yarayn oo ictiraaf raadin ah, oo gees walba waa in loo dhaqaajiya, waa in la sameeya qolo Xamar la hadasha oo la gorgorta, qolo Afrika la gorgorta, qolo Yurub, qadiyada kala hadasha iyo qolo Aasiya qadiyadeena ka dhaadhicisa, waana in la raadiya dad khubaro ku ah arintan, oo kaabi kara Wasiirka Arrimaha Dibadda, waana in loo huraa Miisaaniyad iyo Lacag fara badan si qadiyadeena looga midho dhaliyo”.

Axmed Yuusuf Yaasiin mar uu ka hadlaayey Somaliland iyo siday uga faa’iidaysan karto heshiisyada ay la gashay Imaraadka  ayaa yidhi “Somaliland waa inay dadaasha, sababtoo ah Mandaqadu waa Mandaqada xasaasiya, oo khasaare iyo faa’iidana wey iman karaan, balse haddii aynu mar cagaha la galnay,oo aynu Imaraadka Saldhiga Milatari siinay, waa in si dhakhse leh uga hawl galnaa arimaheena Siyaasada Arrimaha Dibadda, oo  laga faa’iidaysta arrimaha imika soo kordhay, oo aynu ilaaqeedkeena kordhinaa, mar haddii aynu gees iskugu caga duwanay, waa in laga midho dhaliyaa, inta aanay wax qaa’isin”.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland mar  uu ka hadlaayey is bedelada ka socda Wamada Geeska Afrika, iyo waxa uga meel yaala Somaliland iyo Somaliy ayaa yidhi “Waa dhab oo is bedel wuu soo kordhay, waana dhab ah in Itoobiya iyo Eratiraya inay heshiiyeen, Jabuuti iyo Eratariyana ay heshiiyeen, balse heshiiska Somaliland iyo Somaliya wuxuu iman karaa marka ay Somaliya qirto inay Somaliland iyo Somaliya markii ay isku yimaadeen inay ahaayeen laba dal oo isku biiray, oo isla jaanqaaday, balse inta ay Somaliya ka warwareegayso jiritaanka Somaliland xitaa wada hadaladu midho dhal noqon mayaan, balse Somaliya waxa laga rabaa inay qirto inay Somaliland ay isku yimadeen 1960, markaas khayrku halkaas uu ka bilaabi karaa, balse inta ay ka warwareegayaan kolay uu adkaanaya in labada dal heshiiyaan”.

Mar uu ka hadlaayey wada hadalada Somaliya ee Xukuumaddii Siillaanyo la furtay  ayaa yidhi “Anagu wakhtigayagii wax wada hadal ah lamaanu furin Somaliya, balse Xukuumaddii naga dambeeysay ee Axmed Siillaanyo ayaa furtay, mar haddii wada hadal la furay, waa in hore looga sii socdaa, Somaliyana waxa laga rabaa inay ku dhiirato inay qirto in Somaliland ahayd Dal madax banaan, kolay haddii wada hadal yimaadana waa qasab in laga wada hadlo arrimaha masiiriga ah, waxaa se waxaas oo dhan ka muhiimsan inay Somaliya marka hore aqoonsato inaynu ahayn laba dal oo isku yimid, maxaa yeelay Somaliland waxay maxmiyad u ahayd Ingiriiska, halka Somaliyana uu haystay Talyaanigii, marka ay Somaliya qirto inay Somaliland kaga horeeysay Dawladnimada, oo la ictiraafay, oo 35 dawladood ictiraafeen, oo dabeed iyagoo ku socda raadinta Shantii Somalida, oo wax walba Somaliland bilaa shuruud kula gashay Somaliya, si shan Somaliyeed oo mida loo helo inta ay intaas ka warwareegayaan, oo kolba geed ku xoqonayaan, waxaan filayaa inay wada hadaladu dheeranayaan, waxaa se iyana muhiim ah marka ay wada hadaladu bilabaan in ciddii xogogaalka ahayd ay fadhiyaan meesha, ama ay dhex-dhexaadiyaan wada hadalada laba dhinac, haddii ay se labada dal ay iyagu si toos ah u wada hadlayaan oo ay fooda is darayaan iyana waa arin kale oo gooniya, oo loo baahan yahay”

Mar uu ka hadlaayey Doorashooyinka soo socda ayaa yidhi “Talaabo kasta oo lagu xalinayo khilaafaadka Doorashooyinka waan soo dhaweeyanayaa, waana talaabo hore loo qaaday in la isku yimaado, oo cidda ay khuseeyso isku timaado, waxaana leeyahay saddexda Xisbi waxaa lagu jiraa wakhti xasaasiya, waxaan leeyahay waxaa lagu jiraa wakhti kala guura oo Geeskii Afrika, uu ku soconayo xawli aad u adag oo dheeraynaya, waxaan leeyahay Saddexda Xisbi ha isku duubnadaan, waana Saddex Xisbi Qaran oo uu jideeye Dastuurkeenu, waxaana leeyahay meel ha looga soo wada jeesto Qaranimada, hawlaha hor yaala qabsoomida Doorashada, gaar ahaan Doorashada Wakiilada, wakhti badan yaan la iskaga qaadin, anigu waxaan ku taliyey Doorashada sidii hore ha lagu galo, wixii intaas ka dambeeya wixii xal ah ee inoo yaala ha la galo, laba xal miduun bayna noqonaysa in la dalka oo dhan laga sameeyo tirikoob guud, ama in inta Dastuurka la furo, dabadeedna laga saaro 82-xubnood, oo Raggii ka coddeeyey ay maanta ooyayaan, oo Dastuurka laga saara, kadibna Xeer lagu qoraa, oo wixii la isla garto lagu kordhiyaa, labadaas xal miduun bay noqonaysaa, laakiin yaan wakhti badan la iskaga lumin Gobol heblaayo ayaa wax laga qaadaya, ama Gobol heblaayo ayaa wax loo kordhinayaa, waa la sii kala foganayuun, Doorasho wey dhacday, ee hiqdeediina ha laga soo kabto, hana la isla jaanqaado, Doorashadii Madaxtooyada ayaaba imika afar sanno ka hadheen, wixii imika laga sii hagaajiyo Doorashooyinka ha noqoto tirikoob la sameeyey iyo Dastuur la furay, waa hawl ka sii dhacday Xisbiyada, laakiin haddii imika wax la sii ragaadiyo, waa ragaad Doorashooyinka dib u dhigaya, ee ha la midoobo, danta qarankana ha loo midoobo, horena ha loo socdo”.

 

59 COMMENTS

  1. Thanks for another informative website. Where else may I am getting that kind of information written in such an ideal means? I have a mission that I am simply now working on, and I’ve been on the glance out for such information.

  2. I’ve been browsing online greater than three hours nowadays, but I never discovered any attention-grabbing article like yours. It is lovely worth enough for me. In my opinion, if all website owners and bloggers made good content as you probably did, the web will be much more useful than ever before.

  3. Great – I should certainly pronounce, impressed with your site. I had no trouble navigating through all the tabs as well as related information ended up being truly simple to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Quite unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or anything, website theme . a tones way for your customer to communicate. Nice task..

  4. The very crux of your writing whilst sounding reasonable in the beginning, did not settle very well with me after some time. Somewhere within the sentences you actually were able to make me a believer but only for a while. I however have got a problem with your jumps in assumptions and you would do nicely to help fill in all those gaps. In the event that you actually can accomplish that, I will surely end up being amazed.

  5. Apple at present includes Rhapsody as an application, which is a excellent get started, nonetheless it is presently hampered by means of the inability in direction of retail outlet domestically upon your iPod, and is made up of a dismal 64kbps little bit rate. If this changes, then it will rather negate this ease for the Zune, still the Ten audio per month will however be a significant furthermore in just Zune Pass’ desire.

  6. I simply had to thank you very much again. I do not know what I could possibly have used without those thoughts discussed by you directly on such a topic. It previously was the troublesome setting in my view, nevertheless taking a look at your specialized technique you treated that forced me to weep over gladness. Now i am happier for this guidance as well as have high hopes you are aware of an amazing job you were getting into teaching most people by way of a web site. I’m certain you’ve never encountered all of us.

  7. 343590 324777Excellently written article, doubts all bloggers offered the identical content material since you, the internet has to be far much better location. Please stay the best! 740834

  8. This is having a little bit even further subjective, nevertheless I a great deal desire the Zune Market. The interface is colourful, has further flair, and some interesting features such as ‘Mixview’ that enable you instantly see very similar albums, tunes, or other customers very similar to what you are listening in direction of. Clicking on a single of all those will center upon that products, and another fixed of “neighbors” will occur into perspective, allowing on your own to navigate over investigating by means of identical artists, audio, or customers. Speaking of consumers, the Zune “Social” is moreover exceptional enjoyable, allowing by yourself track down other people with shared preferences and becoming mates with them. By yourself then can listen towards a playlist designed primarily based upon an amalgamation of what all your good friends are listening towards, which is additionally enjoyable. Those apprehensive with privacy will be relieved toward notice on your own can steer clear of the community in opposition to watching your individual listening behavior if on your own therefore decide.

  9. I have been browsing online more than three hours today, yet I never found any interesting article like yours. It is pretty worth enough for me. Personally, if all website owners and bloggers made good content as you did, the net will be a lot more useful than ever before.

  10. 916649 465228This web site is truly a walk-through for all of the info you wanted about it and didnt know who to question. Glimpse here, and you will surely discover it. 221073

  11. 5869 386151Oh my goodness! an outstanding write-up dude. Thank you Nevertheless Im experiencing problem with ur rss . Do not know why Cannot register for it. Could there be any person obtaining identical rss difficulty? Anybody who knows kindly respond. Thnkx 547987

  12. 102157 570491yourselfm as burning with excitement along accumulative concentrating. alter ego was rather apocalyptic by the mated ethical self went up to. It is punk up to closed ego dispirited. All respecting those topics are movables her need to discover no end touching unpronounced. Thanks so considerably! 728849

  13. 321239 662853Take a peek at the following guidelines what follows discover perfect method to follow such a mainly because you structure your small business this afternoon. earn cash 972624

  14. Attractive section of content. I just stumbled upon your weblog and in accession capital to assert that I acquire in fact enjoyed account your blog posts. Any way I’ll be subscribing to your augment and even I achievement you access consistently quickly.

  15. Zune and iPod: Most people in america assess the Zune in direction of the Contact, yet after observing how thin and astonishingly very low and light-weight it is, I try it in the direction of be a rather one of a kind hybrid that brings together characteristics of possibly the Contact and the Nano. It is really very colorful and lovely OLED display screen is a little smaller than the touch screen, nevertheless the participant itself feels reasonably a bit more compact and lighter. It weighs more than 2/3 as a lot, and is noticeably smaller within width and peak, When getting just a hair thicker.

  16. You really make it appear so easy along with your presentation but I find this topic to be really something that I think I’d never understand. It sort of feels too complex and very large for me. I am having a look ahead to your subsequent publish, I will attempt to get the hold of it!

  17. This is becoming a bit far more subjective, yet I considerably choose the Zune Marketplace. The interface is colourful, consists of much more aptitude, and some awesome capabilities like ‘Mixview’ that permit your self out of the blue watch comparable albums, new music, or other people very similar towards what you’re listening towards. Clicking upon a person of those will middle upon that products, and an additional mounted of “neighbors” will come into view, letting by yourself toward navigate in the vicinity of studying by way of equivalent artists, new music, or people. Chatting of customers, the Zune “Social” is much too suitable entertaining, letting you uncover others with shared preferences and getting to be mates with them. By yourself then can listen in the direction of a playlist developed based mostly upon an amalgamation of what all your close friends are listening towards, which is far too interesting. Those people concerned with privacy will be relieved toward realize you can reduce the general public from watching your personal listening behaviors if by yourself consequently decide.

  18. Sorry for the huge research, nonetheless I’m very loving the fresh Zune, and expect this, as very well as the excellent critiques some other people in america contain written, will guidance on your own choose if it’s the specifically final decision for by yourself.

  19. you’re in point of fact a excellent webmaster. The website loading speed is incredible. It sort of feels that you are doing any unique trick. In addition, The contents are masterpiece. you’ve performed a excellent activity on this matter!

  20. Wow! This could be one particular of the most beneficial blogs We have ever arrive across on this subject. Actually Fantastic. I am also an expert in this topic so I can understand your hard work.

  21. I simply wanted to jot down a small message so as to say thanks to you for all the splendid solutions you are posting here. My prolonged internet research has now been compensated with extremely good ideas to go over with my classmates and friends. I ‘d state that that most of us site visitors are extremely blessed to live in a superb network with so many awesome professionals with very beneficial strategies. I feel quite fortunate to have discovered your website page and look forward to tons of more awesome minutes reading here. Thanks once more for a lot of things.

  22. It¡¦s really a great and helpful piece of information. I¡¦m satisfied that you shared this helpful information with us. Please keep us informed like this. Thanks for sharing.

  23. If you happen to be nevertheless upon the fence: get your favored earphones, brain down towards a Simplest Order and check with toward plug them into a Zune then an iPod and view which just one appears greater to oneself, and which interface results in you smile additional. Then you’ll realize which is right for yourself.

  24. I just want to tell you that I am very new to blogs and actually liked you’re page. Almost certainly I’m going to bookmark your site . You absolutely come with great well written articles. Cheers for revealing your blog.

  25. Today, while I was at work, my cousin stole my iPad and tested to see if it can survive a 30 foot drop, just so
    she can be a youtube sensation. My apple ipad is
    now destroyed and she has 83 views. I know this is entirely off topic but I had to share it with someone!

  26. I blog quite often and I truly thank you for your content.
    This article has truly peaked my interest. I am going to take
    a note of your website and keep checking for new details about once per
    week. I subscribed to your Feed too.

  27. When I originally commented I seem to have clicked on the -Notify me when new comments
    are added- checkbox and now every time a comment is added I
    receive 4 emails with the same comment. There has to be an easy method you are able
    to remove me from that service? Appreciate it!

  28. Can I simply say what a comfort to discover someone who really knows what they’re discussing on the internet.

    You actually know how to bring a problem to light and make it important.

    More and more people really need to look at this and understand this side of your story.
    I was surprised that you’re not more popular since you definitely have the
    gift.

  29. Hi! Do you know if they make any plugins to help with
    SEO? I’m trying to get my blog to rank for some targeted
    keywords but I’m not seeing very good gains. If you know of any please share.

    Kudos!

  30. Pretty great post. I simply stumbled upon your weblog and
    wished to mention that I’ve really loved browsing your weblog posts.
    After all I’ll be subscribing for your rss feed and I hope
    you write again very soon!

  31. Thanks for the marvelous posting! I actually enjoyed reading it, you
    are a great author. I will make sure to bookmark your blog and definitely will
    come back later in life. I want to encourage you continue your great
    posts, have a nice holiday weekend!

  32. It’s a shame you don’t have a donate button! I’d most certainly donate
    to this excellent blog! I guess for now i’ll settle for book-marking and adding your RSS feed to my Google account.
    I look forward to brand new updates and will talk about this site with my Facebook group.
    Chat soon!

  33. With havin so much content do you ever run into any issues
    of plagorism or copyright infringement? My blog has a lot
    of exclusive content I’ve either authored myself or outsourced but it looks like a lot of it is popping it up all over the
    internet without my permission. Do you know any solutions to help
    stop content from being ripped off? I’d certainly appreciate it.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here