Hanbalyo Diiran Ayuu inaga Mudanyahay Wasiirka Cadaaladdu W/Q: Sheekh Maxamuud C/raxmaan Jaamac

0
699

Waxa waxa aad loogu diirsado ah jawaabtii fiicnaydee wasiirku ka bixiyey nimankii midawga yurub ee dadkeena shakiga  galiyey ee la moodayeyba inay dalkaba inala haystaan, runtii wasiirku kheyr iyo darajaba allee ha siiye waxauu ka turjumaayey wixii umaddisu doonaysay, isga oo ka wakiil ah Xukuumadiisa iyo madaxweynah dalkba taasoo ficilkiina isla markiiba la raaciyey, qisaastu waa mid illahay innogu daneeyay, hadaba waa in aan cidna looga waban waxa danteenu ku jirto. kuwa ka qaylinaaya waxay noloshenu  ku jirto ma haystaan waxa aynu haysano oo ah Diin nolosheena ilaalinysa, waataa  aad arkaysaan waxay maraykankii lahaa waxbaan aduunyada ugu xoog roonahay inuu dilkii dadkiisu goor walba is xasuuqayeen khaatigak a joogo

Illahay ayaa mahad leh shareecadaa fiican inoo soo dejiyey madaxdeeniina waafajiyey wixii nolosheenu ku jirtay oo ah qisaasta . waxa aan leeyahay  waxa kaliya oo inoo hadhay in waxa laga qabto anshaxa iyo  dhaqan xumada dhalinyarada rag iyo hablo, kaasoo dalka ku keena kara cadho rabi

Maxamuud C/raxmaan jaamac