Maanso Uu Cabdillaahi-Jawaan Tiriyay Sannadkii 1979

0
597

jawaanMaansadan hoos ku qoran waxa tiriyay siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), waxaanu tiriyay sannadkii 1979. Wuxuu ku bilaabay sidan

Dawlad Mabda iyo Maamuus

Lehoo Murtideedu Tahay

Meelmarin Wanaag Ayaan

Maamuloo Geeskii Murgaan

Maaraynaynaa Milgo iyo

Samaan U Maleegaynaa

Magaceeda iyo Muuqaa

Astaan aan Muujinnee Waa

La Mahadiyoo Mar Horaa La

Yidhi Somaliland Muuqaal

Astaan Waa Meello Magacii

ALLAH Lagu Muujiyiyo Geed

Midholehiyo Miisaan Xaqiyo

Mudantii Salaan Baas

Madiixayoo Muujinaaya

Nabad Iskumeersanoo Meel

Wadajiraa Lagu Muujiyee

Macnaheeda Garo Mudaniyo

Marwiyo Dhalin Muunoliyo

Maatida Carruur Idinkuna

Midnimo Muxubiyo Kalgacal

Mabda Wadjiriyo Iyo

Miiganaan Noomuujiyoo

Mawlaha Allah Kumanaystay

Nabad Ee Meel Wadamaroo

Maasha Allah Dhaha Maasha

Allah Dhaha Maasha Allah

Dhaha Oo Midhaheeda Guro

Curiye By :Abdillahi Abdi Haji

Omar Jawaan.