Weriye Axmed Xassan Cawke Oo Geeriyooday

0
570

cawke

Jijiga (Geeska) Weriye Axmed Xassan Cawke ayaa saaka ku geeriyooday magaaladda Jigjiga ee is-maamulka Soomaalidda itoobiya.

Geerida Axmed Xassan Cawke ayaa guud ahaan umada afka soomaaliga ku hadashay ku noqotay kadis, waxaanay bahada wargeyska Geeska Afrika ilaahay uga baryayaan marxuumka inuu Janadiisa fardiwsa ka waraabiyo, Samir iyo iimaana ka siiyo ehelka iyo qaraabada uu ka baxay.

Inaalilaahi wa inaa ilayihi raajacuun.