Wasiirka Diinta Iyo Awqaafkta Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabta

0
482

Picture1Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay Axadii,  ku maqnaa soo gudashada Waajibkaadka Xajka.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Shalay dalka dib ugu soo laabtay isla markaana ay soo dhaweeyeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta iyo Culimo Awdiin iyo Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ayaa waxa uu Wasiirku sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu dalka dib ugu soo laabto, isla markaana uu ka yimad meel aad iyo aad u kheyr badan.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo tan iyo intii uu ku sugnaa dalka Sucuudiga la kulmay Madax ka trisan Wadankaas ayaa sheegay inay waxyaabo badan oo xidhiidhka iyo iskaashiga Labada Wadan, ka wada hadleen, waxaanu sidoo kale uu sheegay inuu dalka Sucuudiga uu kula kulmay Jaaliyada Somaliland ee degan Wadankaas.

Dhinaca kale Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan ahay inuu Wasiirku dalka dib ugu soo laabto isaga oo soo gutay Waajibaadkiisi Xajka

Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay Axadii,  ku maqnaa soo gudashada Waajibkaadka Xajka.