Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska JSL Ujeedo: Baahin Summad Ganacsi

0
48

Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska JSL

Ujeedo: Baahin Summad Ganacsi

Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska JSL Baahin Summad Ganacslyeed

Si waafaqsan Xeer Nidaamiyaha llaalinta Xuquuqda Halabuurka, Hindisaha iyo

Sumadaha Ganacsiga ee Jamhuuriyada Somaliland, Wasaaradda Ganacsiga iyo

Dalxiiska JSL waxa ay ogaysiinaysaa muwaadiniinta & Ganacsatada JSL in

Shirkadda Shaafici Trading Company ay danaynayso in loo xafido Summada

Ganacsi ee halkan ku lifaaqan.

SHirkada Wadaniga ah ee Shaafici Trading Company waxay ogaysiinaysaa dhamaan umada Reer Somaliland in ay shirkadu iska leedahay Magacyada ku Lifaaqan halkan ee kala ah SHT iyo A&M.

Magacyadan SHT iyo A&M. ayay shirkadu u Isticmaasha alaabiyinka  ay soo dajiso” sidaas darted waxay  codsanaysa in loo ilaaliyo oo lo tix galiyo magacyadan SHT iyo A&M.

Fiiro Gaar ah:

Ganacstada kale ee cabasho ka qaba summadan Ganacsi ee la baahinayo fadlan

ha war geliyeen Waaxda Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiska JSL

inta aysan dhamaan muddada baahintu..

Waxii faahfaahina ee Intaas dheer waxaad kala soo Xidiidha lambaradan 063-4426051

063-4425005 ama lineka meherda 523500