Warbaahinta Kenya Oo Warbixin Ka Qortay Caqabaddaha Soo Waajahay Qorshii Abiye Axmed uu Ku Doonayay Inuu Hargeysa Farmaajo Ku Keeno

0
428

Hargeysa(Geeska)-Wargeyska caanka ah ee The East African ee ka soo baxa magaalada Nayrobi, ayaa cadadkiisii shalay qoray in qorshihii Raysalwasaare Abiye Axmed ku doonayay inuu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo keeno Hargeysa, uu gidaar ka horyimid.

Wargeyska ayaa qoray warbixin uu ciwaan uga dhigay “Qorshihii Abiye uu ku doonayay inuu dib ugu heshiisiyo Soomaaliya, waxa ka horyimid gidaar.”,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.