“Toddobada Xubnood Ee Komishanka Sharaftoodu Waxay Ku Jirtaa Inay Is Casilaan”

36
2325

Siyaasi Cabdilaahi Daamur

Hargeysa (Geeska)-Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay socdaalka Madaxweynaha ee Gobolada Barri, wada hadalada Somaliya ee uu Madaxweynuhu joojiyey, qaabka uu Faysal Cali Waraabe uga hadlay iyo is bedelada Siyaasadeed ee Geeska.

Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed (Daamur), oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Waddani, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale Komishanka Doorashooyinka u soo jeediyey inay is casilaan, waxaanu ugu horeyn yidhi isagoo ka jawaabaya joojinta wada hadalada Somaliya iyo qaabka uu Faysal Cali Waraabe uga hadlay “Wadanku wuxuu Wadan ku yahay ilaalinta qawaaniinta iyo sharciga u yaala, in la ilaaliyo mucaarad iyo muxaafidba, qof caadiya iyo qof siyasiyaaba, ama qof madax ahba, in si isku mid ah Sharciga loo ilaaliyo ayaa Wadanku Wadan ku noqonayaa,laakiin Sharcigii loogu ogolaaday in Xukuumaddu la hadasho Somaliya, waa Sharci soo maray Golayaasha, oo la weydiiyey Golayaasha in Xukuumadda loo ogolaado inay iyadu wada hadal la furi karto Somaliya, iyada oo halkaas danaha dalka ka dhawaraysa, waxyaabaha ay sheegtay darteed ayaa Golayaashii Sharcidejintu ayey ka ogolaadeen in Xukuumaddu la hadli karto Somaliya, in Somaliland Somaliya la hadashana waxa micnaheedu yahay inay Xukuumaddu masuul ka tahay la hadalka Somaliya, oo cid kale oo ka masuul ahi aanu jirin, markaas iyada ayaa xaq u leh inay wada hadalka furto ama xidho, marka sharciga la eegayana, Xisbiyada qaranka iyo Golayaasha waxaa saaran xisaabin iyo ka war hayn, oo ah qaranimadii ma waxbaa loo dhimay, mise waxba lagu kordhiyey, markaas kadib ayaa laga keeni karaa dood ah in la joojiyo wada hadalka oo la xidho, haddii loo arko inay Somaliland, dhib ku tahay, waa haddii ay Xukuumaddu tidhaahdo waanu sii wadaynaa, haddii ay si fiican u wadana waxa la odhan karaa sidaas u sii wad, markaas wada hadalka Somaliya ee  ay Xukuumaddu tidhi waanu joojinay, waxaan u arkaa inay iyadu xaq u leedahay, madaama Dawladda Farmaajo ay Somaliland ula dhaqmayaan sidii Maamul Goboleed oo kale, in Xukuumaddu joojiso, oo ay halkeedii hore u caliso, iyada ayaa xaq u leh, wax dhib ah oo ku jiraana ma jirto”.

Mar aanu wax ka weydiinay is bedelada Siyaasadeed ee ka socda Geeska, is bedelka Xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya ayaa yidhi “Arrimaha Itoobiya wey soo fara badanayaan, warar xogogaal ah oo aanu helanayna waxay sheegayaan in Safiirka Itoobiya ee Somaliland, in aan la eriyin, ee ay Muqdisho sameeysay, Muqdishana dayaacado fara badana wey inagu wadaa, arrimo Siyaasadeed oo inaga dhan ahna wey inagu wadaa, Somaliland iyo itoobiyana waxaa ka dhexeeya xidhiidh fiican, oo dhinacyo badan leh, Dhaqaale, Amni iyo Dhulbaa inaga dhexeeya, markaas haddii ay u gacan haadiyaan, Farmaajo oo wax ka khuseeya Somaliland aanay jirin, Siyaasad xumo tii ugu weynayd ee ay Itoobiya ciyaarto ayey noqonaysaa, cidda u dhitanaysaana iyada weeye, Qarankani mid dhaw iyo mid fogba, midna ka gaban maayo, marka ay noqoto sharaftiisa, iyo jiritaankiisa oo la isku dayo in wax loo dhimo, Axmed Abay, waa nin cusub, Siyaasada noocaasna waanu uga digaynaa, isagana waxaa dhibaato ugu filan, dal dhibaataysan, oo balaadhan, oo kala go go’an, oo dadku kala qoomiyadu yihiin, ayaa gacanta loo galiyey, inuu tiisa guddaha uu hagaajiyo ayey dantu ugu jirtaa, arrimaha imika socda, ee ah isku taga Elatariya, Itoobiya iyo Somaliya, danahooda dhaqaale, iyo siyaasadeed iyaguu khuseeya, laakiin arinta aanu uga digaynaa waxaa weeye in aanay marnaba xisaabta ku darsan wax Somaliland khuseeya, anagu Xisbi ahaan waxaanu leenahay wax la aqbali karo ama wax la yeeli karo maaha in qaranimada Somaliland waxyeeladeeda lagu dheerado, sida aanu haddaba ka maqalayno Warbaahinta, inta aan arintaas la soo gaadhina waxaan soo jeedinayaa in difaac adag la xidho wax kasta oo waxyeelo ku ah Somaliland, isku day kasta  oo loo maleegayo Somaliland aynu ka hor tagno”

Mar aanu wax ka weydiinay sida uu u arko Safarka Madaxweynaha ee Gobolada Barri ayaa ku jawaabay “Safarka Madaxweynuhu wuxuu muujinayaa in dadka reer Somaliland yihiin dad aad u wanaagsan, wuxuu muujinayaa safarka Madaxweynuhu in dadka reer Somaliland yihiin dad jecel madaxdooda, iyo qarankooda, Madaxweynuhu soo daweeyan xoogan ayuu kala kulmay meeluhu islahaa aad lagaagama soo dhaweeynayo, taasina waa bilsayl ay dadka reer Somaliland leeyihiin, waana u amaanaynaa in dadka reer Somaliland ka midaysan yihiin waxyaabaha guud ee qaranka, iyada oo qaranimadeenii khatar ku jirto, maaha in buuq fara badan iyo kala daadsanaan guddaheena ah la dareemo, qaranimadeena guud ee dalka waa inaynu adkaynaa, khatar kasta oo inagu soo waajahana waa inaynu ka hor tagna, iyada oo qabsoomidii Doorashadu diyaar inaga tahay inuu Madaxweynuhu safar galaa wey ka sii wanaagsanaan lahayd, laakiin candhaba waa xubin, ee mar haddii uu maataba tagay, ee waxaanu kula dardaarmaynaa in halkay Ciidamadu joogaan iyo Xuduudaha Barriga, Tukaraq, Badhan iyo Laas-qorayba inuu wada gaadho, oo uu u hoydo, oo uu joogo, oo muwaadiniinta halkaas jooga inuu dhegaysto baahidooda, oo uu la sheegaysto, oo uu balan cad u soo qaado wuxuu qabanayo, waxaa la yidhi haani gunta ayey ka tolantaa, oo marka aad badhida ku fadhido ayaad wax qabsan kartaa, ee Beelaha darafyadu waa inay si dhab ah Somalilad raali uga noqdaan, waxayna raali uga noqonayaan in heshiisyadoodii hore la fuliyo, baahidoodana la dhegaysto, horumarkia iyo dawladnimadana la gaadhsiiyo, taasina waa waajib qaran, oo Madaxweynaha looga fadhiyo”.

Mar uu ka hadlaayey Komishanka ayaa yidhi “Sidii aanu horeba u sheegaynay Doorashadu dib bay u dhacaysaa, sababtuna waa Komishanka, maxaa yeelay khilaafka Komishanku wuxuu keenay in Doorashadu dib u dhacdo, Xisbi ahaana waxaanu qabnaa in Komishanka la kala diro, waana soo jeedinay kala dirkiisa, in badana waanu ku cek-celinay, Xisbi ahaana Komishankani inta uu joogo Doorasho gali mayno, mana dhacayso, maxaa yeelay Komishankan laguma kalsoonaan karo, Garsoor dhex ah oo daacad ahna maaha, Todobada xubnood ee Komishanka sharaftoodu waxay ku jirtaa inay is casilaan, si loo dhaqaajiyo hawlaha Doorashooyinka, balse haddii ay is casili waayeen, waa u sharaf daro, Doorashooyina dhici mayaana, waxayna ku calaamad sanaan doonaan Komishankii Doorashooyinka dib u riday”

 

36 COMMENTS

  1. Its such as you learn my thoughts! You seem to understand so much approximately this, such as you wrote the book in it or something. I think that you simply can do with some percent to drive the message home a little bit, but other than that, that is wonderful blog. A fantastic read. I will certainly be back.

  2. I’ll right away grab your rss feed as I can not find your email subscription link or newsletter service. Do you have any? Kindly let me know so that I could subscribe. Thanks.

  3. I was just searching for this information for a while. After 6 hours of continuous Googleing, at last I got it in your web site. I wonder what’s the lack of Google strategy that don’t rank this type of informative sites in top of the list. Usually the top web sites are full of garbage.

  4. The Zune concentrates on staying a Moveable Media Player. Not a internet browser. Not a recreation machine. Perhaps inside the foreseeable future it’ll do even much better in those people areas, nonetheless for previously it’s a remarkable path in direction of organize and listen toward your audio and motion pictures, and is devoid of peer inside of that regard. The iPod’s benefits are its web visiting and apps. If people strong additional persuasive, perhaps it is your perfect alternative.

  5. If you’re however on the fence: get your favored earphones, brain down to a Least complicated Order and check with in the direction of plug them into a Zune then an iPod and see which one sounds greater toward on your own, and which interface generates by yourself smile added. Then you can know which is instantly for oneself.

  6. I loved as much as you will receive carried out right here. The sketch is tasteful, your authored subject matter stylish. nonetheless, you command get got an impatience over that you wish be delivering the following. unwell unquestionably come further formerly again since exactly the same nearly a lot often inside case you shield this hike.

  7. Thanks for sharing superb informations. Your site is so cool. I am impressed by the details that you¡¦ve on this web site. It reveals how nicely you perceive this subject. Bookmarked this web page, will come back for more articles. You, my pal, ROCK! I found just the information I already searched everywhere and simply couldn’t come across. What an ideal web site.

  8. Zune and iPod: Most people in america assess the Zune towards the Touch, nonetheless at the time observing how thin and incredibly reduced and mild it is, I look at it toward be a quite distinctive hybrid that combines attributes of both the Contact and the Nano. It really is Pretty colorful and beautiful OLED screen is somewhat more compact than the touch screen, yet the player by itself feels rather a bit lesser and lighter. It weighs pertaining to 2/3 as substantially, and is significantly scaled-down within just width and top, while getting only a hair thicker.

  9. The Zune concentrates upon becoming a Transportable Media Player. Not a net browser. Not a video game machine. Probably inside of the long run it will do even far better inside of those people areas, still for at this time it can be a exceptional way to set up and listen in the direction of your new music and motion pictures, and is with out peer inside that regard. The iPod’s strengths are its world wide web viewing and applications. If all those strong a lot more compelling, potentially it is your great choice.

  10. I’m very happy to read this. This is the type of manual that needs to be given and not the accidental misinformation that’s at the other blogs. Appreciate your sharing this best doc.

  11. Great info and straight to the point. I am not sure if this is actually the best place to ask but do you guys have any thoughts on where to get some professional writers? Thanks :)

  12. It’s appropriate time to make some plans for the future and it is time to be happy. I have read this post and if I could I wish to suggest you few interesting things or tips. Perhaps you can write next articles referring to this article. I wish to read more things about it!

  13. Magnificent goods from you, man. I’ve understand your stuff previous to and you’re just extremely wonderful. I actually like what you have acquired here, certainly like what you’re stating and the way in which you say it. You make it enjoyable and you still take care of to keep it smart. I cant wait to read far more from you. This is actually a wonderful site.

  14. Great ¡V I should certainly pronounce, impressed with your site. I had no trouble navigating through all the tabs and related info ended up being truly easy to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Quite unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or anything, web site theme . a tones way for your customer to communicate. Excellent task..

  15. The Zune concentrates upon becoming a Moveable Media Player. Not a world-wide-web browser. Not a match machine. Potentially within just the long run it’ll do even better inside of those areas, however for already it can be a excellent course to organize and hear in direction of your new music and films, and is without the need of peer within just that regard. The iPod’s benefits are its web visiting and apps. If all those stable even further powerful, potentially it is your suitable final decision.

  16. hello there and thank you for your info – I have certainly picked up anything new from right here. I did however expertise some technical points using this web site, as I experienced to reload the site lots of times previous to I could get it to load correctly. I had been wondering if your web host is OK? Not that I’m complaining, but slow loading instances times will very frequently affect your placement in google and could damage your quality score if advertising and marketing with Adwords. Well I am adding this RSS to my email and can look out for a lot more of your respective interesting content. Make sure you update this again soon..

  17. Thank you for another wonderful article. Where else could anyone get that kind of info in such a perfect means of writing? I have a presentation subsequent week, and I am on the look for such information.

  18. Apple by now has Rhapsody as an application, which is a ideal commence, nevertheless it is presently hampered via the inability towards retail outlet domestically on your iPod, and consists of a dismal 64kbps bit value. If this modifications, then it will to some degree negate this comfort for the Zune, yet the 10 music for each month will however be a significant furthermore inside Zune Pass’ want.

  19. Hello there, I found your web site by means of Google whilst searching for a comparable subject, your site got here up, it appears to be like great. I’ve bookmarked it in my google bookmarks.

  20. Thanks , I have just been looking for information about this subject for a long time and yours is the greatest I’ve found out till now. However, what in regards to the bottom line? Are you certain in regards to the supply?

  21. Concerning me and my partner we have owned excess MP3 gamers previously mentioned the a long time than I can rely, which include Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, and many others. But, the ultimate handful of many years I have fixed down to 1 line of gamers. Why? Considering the fact that I was delighted towards find how well-designed and fun to use the underappreciated (and extensively mocked) Zunes are.

  22. I am just commenting to make you be aware of of the cool experience our child undergone using your web site. She discovered a good number of pieces, with the inclusion of how it is like to have an ideal giving style to have many others smoothly know specified multifaceted topics. You really exceeded visitors’ desires. I appreciate you for delivering such powerful, trustworthy, educational and also fun tips about that topic to Mary.

  23. I simply want to say I am beginner to blogging and site-building and definitely enjoyed your web site. Almost certainly I’m planning to bookmark your website . You actually come with impressive stories. Bless you for sharing with us your blog.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.