Sidee Loo Sugaa Amniga Garoomada Ciyaaraha Kubada Cagta?

0
632

Picture2Sida aad la soctaan meel kasto dad iskugu imaanaayo waxa la gudboon haayadaha  amninga (polic) sugid amniga  ,hadaba imika waxa socda ciyaarihi gobalada somalilan o muhiim tahay in ayna qof  danbe inagaga dhiman.  Hadaba ciyaaraha waxa muhiim ah sugida  aminiga u kaw kayahay garsooraha ciyaryta o isgaa laanti ciyaarta lo joojiyo, iyo laacbinta o la sugaayo amnigooda shakhsi ahneed iyo  meelaha ay dagan yihin , shacabka garoonka jooga .

hadaba sideeba  lo sugaya amniga goobta ciyaartaa : waa sidan:

  1, In ciidanka poolisku imaadan goobta ciyaarta sedex sacdood ka hor intaan jamhuurku iman iyo qolda qarxyada baadha ay ku jirto si ay u baadho meelaha la fadhisanayo albaabdna ula wareegan.

 2, waxa mamnuuc ah booliksa laso galista qorayaha sidu sheegaayo xeeraeka FIFA waxyna qoryaha la so galinaya markay dhamato ciyaarto, waxa u banaan katiinada iyo ulaaha.

 3. In boolis ku,filan la geeyo goobta ciyaarta ugu yaraana  150 askri  iyado ku xiddhntay xiisada ciyaarta .

 4. In la baadho qof kasta o so galaaya garoonka marka laga reebo dadka kaadhka ogalanshah hasysta.

 5. Ina tarbuunada bari iyo galbeed e garoonka hargisa hoostoda la dhigo booliska si ayna cidi ugu so dhawaan khadka cagaaran    

  6. In albaabada laga baxaayo noqdaan ugu  yaraan lix iyo albaabka ugaarka ah lacbiinta   

 7. In tageerysha tarbuunka iyo albaabda ay ka galayaan lo kala qeybiyo  .

 8. In booliska dadka partakoolka qaabilsan  (munadamiin) la shaqeeyaan o ka socda Wasarada ciyaraha .

9 in khadka cagaaran markay ciyartu bilabnto cidi gali karayn  

  10. In taayir lugu so wareejiyo khadka cagaaran . intaas ayaan kuso koobi laha.  

Farxaan Axmed Muuse (Maax)

 QATAR

 muusedage@gmail.com