shirkadu boqolkii qof ee u hereeyay ayaanay wali wax abaal marina siinin boqolkii qof ee u horeyay ee mobilkooda qaata
Markii aanu waraysanay dadwaygaa aanu waraysanay oo boqolkaa qof qof kamid ahi wuxuu noo sheegay hadii uu ahaan lahaa milkilayaasha telesom inuu yeeli lahaa boqolkaa qof oo shirkada saami kasiin lahaa shirkada qofka awood u leh isla markaana uu boqolkaa qof mobil kooda kadhigi laha bilaa lacag marka laga bilaabo gudoomiyaha shirkada .
Qodobka 3, shirkadu waxay ahayd kun kii qof ee u horeeyay inay latashato oo ay wixii fikrada kasoo qaadato kalana tashato wixii fikir cusuba oo ay ku kordhin karaan shirkada
Qodobka 4, boqolkaa qof ee hore aanu u soo waraysanay ayaa inuu ahaa qofkii ku soo kordhiyay adeega zaadka fikir kadhinaa oo aad u mihiim ahaa fikirkaa oo ah, waxaa uu qaladaadku ka dhici jiray marka lacagta la diro kadib ayuu magaca qofka lacagta loo dirayaa uu soo bixi jiray mac miilkani oon kor ku soo xusnay waxaa uu shirkada kusoo kordhiyay in uu hubiyo inta aanu lacagta dirin uu helo cida ama magaca.qofka ee uu u dirayay halkaa waxaa ka cad in uu shirkada ka furtay hawl aad u culus oo isqabsi badani kadhici jiray oo ahayd taa lacag dirista adeegaasi oo sahlay in aflagaado badan oo telefoonada k adhici jiray oo yaraaday iyo tuugo badan oo qofka lacagtu ku qaldanto uu kaadh kaba uu tuuri jiray intuu lacagta kala baxo intaan lasoo saarin kaadhka aqoonsiga iyo in aan lahayn jirin meel loo raaco ilaa shirkada loo tago,
Waxyaabahaa aanu soo sheegnay oo shirkada tacab badani kaga bixi lahaa ay u fududaysay inay horumar badan gaadho Shirkada.Waxaan kula talin laha in ay abaal marinada iyo hadyadaha bixinayso in ay dadka kastamarka ah ee mudada badan u ahaa iyo dadweynaha bil walba isticmaala beri baydhka ku hadalka dibad iyo gudaba inay siiso abaal marinta ay shirkadaha caalamku bixiyaan in ay iyaduna bixiso, Lasoco
W/Q: Xamse Jirde Axmed
TELL: 063-4472126