Sababta Baajisay Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Ergada Dhexdhexaadinta Iyo Beesha Caalamka Oo Hargeysa U Soo Xadhko Xidhay

0
1011

Hargeysa(Geeska)-Kulankii la filayay inuu Axadii toddobaadkan dhex maro Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo ergada dhexdhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka ayaan qabsoomin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here