Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Shacabka Ka Tacsiyaysay Geerida Marxuum Ibraahim-Dheere

0
507

Anigoo ah Guddoomiyaha rugta ganacsiga Maxamed Shukri Jaamac,  waxaan tacsi u dirayaa, qoyska, qaraabada iyo umadda uu ka geeriyooday Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim-Dheere) oo khamiistii ku geeriyooday wadanka Djibouti. Marxuumkana waxaan Alle uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelka iyo umadda uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aaamin.