Garta Somaliland iyo Somalia ma tii ninkii good iyo maskii baa hadaba. Good wuxu ahaa ninkii guriga uu reerkiisu degnaa kula kulmay maaska ee kula heshiiyay inay is nabadgeliyaan oon midna kan kale wax dhibaato ah u geysanin. Ee maalin maalmaha ka mid ah arkay maskii oo geed jiridii la soo dhaadhacaya oo madaxii hoos u soo deldelanyahay. Ee is yidhi alay lehe maantuu maskii ugu dagan yahay eh qoorta goo. Ee intu gudintii la waayay ilaahay uuni bixiyay gudintina ay jiridii ku libidhay. Ee habeenkii maskii oo argoosi ihi ku yar uu dhalay qaniinay ey ka koktay. AHN eh Dhoodaan waa kii lahaa
NINKII GOOD AHAA IYO MASKII LOO GAR NAQAHAYAY
WAXAY GOCATAY, OOY EEDAY, OO GEBOGEBO U DIIDAY
WAA MASAARTU XIDIDKAY GASHIYO GABANKAY AASEENE