Magacyada 12 Sarkaal Oo Uu Madaxweyne Biixi Shalay Siiyay Bilad Geesi

0
762

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay bilad geesi siiyay 12 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo loo aqoonsaday geesiyaal.

Magacyada saraakiishaas ayaa kala ah

Gaashaanle sare Ismaaciil Faarax Cawaale Doolaal

Gaashaanle sare Axmed Hure Haariye

Gaashaanle sare mahad  faarx cilmi cambaashe

Gaashaanle sare Cabdillaahi Suufi Axmed

Gaashaanle sare Yuusuf Iimaan Diiriye

Gaashaanle dhexe Kayd Cismaan Maxamed

Gaashaanle dhexe Ibrahim Cali Sabir

Gaashaanle dhexe Maxamed Cabdillaahi Cartan

Gaashaanle dhexe Cabdillaahi Maxamed Axmed Dhegaweyne

Sareeye guuto Cali Barre Xuseen

Gaashaanle Faysal Cabdi Bootaan

Gaashaanle sare Cabdillaahi Ibraahim Xasan